Madaxweynaha DFKM iyo Madaxweynaha S/land oo ku kulmay Dubia

June 28, 2012 - Written by

Dubai:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Dubai ayaa sheegaya in kulan uu dhexmaray goordhow Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo waxaana kulankooda goobjoog ka ahaa madaxa ka tirsan dowlada Imaaraadka Carabta. Mdaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed ayaa ka qeyb galaya shir Caalami ah oo looga hadlayo Burcad Badeeda iyo sidii looga hortagi lahaa ;Waxaa kale oo kulanka lagu casumay Madaxweynayaasha S/land ,Puntland ,Galmudug iyo kooxda la baxday Ahlu Suna.

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta kulanka dhexmaray Madaxweynaha DFKM iyo Madaxweynaha S/land Ahmed Siilaanyo oo faahfaahsan  hadii alle idmo dhawaaan.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2012
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online