Madaxweynaha DFKM oo booqasho lama filaan ah ku tagay Degmada Afgooye

June 11, 2012 - Written by

Afgooye:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed ayaa galabta booqasho lama filaan ah ku tagay degmada Afgooye ee gobalka Shabelada Hoose waxaana madaxweynaha socdaalkiisa ku weheliya raxan wasiiro iyo saraakiil ka tirsan DFKM iyo kuwa AMISOM.

Madaxweynaha ayaa waxaa galbinaya ciidamo tiro badan oo ka tirsan DFKM iyo kuwa AMISOM waxaana haatan uu madaxweynaha ku sugan yahay Beerta Sheekh Zaa’id halkaas oo uu kulan kula qaatay saraakiil ka tirsan ciidanka DFKM iyo kuwa AMISOM.

Socdaalka Madaxweynaha DFKM uu ku tagay maanta Degmada Afgooye ayaa sidoo kale waxaa ku weheliya Koox wariyeyaal ah oo ka socda saxaafada qeybaheeda kala duwan.

Madaxweynaha DFKM ayaa socdaalkii ka ka horeeyey uu ku tagay Degmada Afgooye ayaa waxaa wadada u galay ciidamo ka tirsan Al-Shabaab kuwaas oo sheegay in ay dileen askar ka tirsan DFKM iyo kuwa AMISOM.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2012
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online