Madaxweynaha DFKM Sh Shariif Sheekh Axmed oo gaaray Degmada Balcad

June 30, 2012 - Written by

Balcad:-Madaxweynaha DFKM Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta  booqasho ku tagay degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe, ka dib markii ay toddobaadkii hore ay la wareegeen halkaas ciidamada DFKM iyo kuwa AMISOM.

Madaxweynaha DFKM ayaa waxaa galbinayey ciidamo ka tirsan DFKM iyo kuwa AMISOM waana booqashadii ugu horeysay ee Shariif Sh Ahmed ku tago Degmada Balcad ee gobolka shabeellada dhexe .

Degmada Balcad ayaa ah degmadii ugu horeysay ee ka tirsan gobolka shabeellada dhexe oo ay qabsadaan ciidamada AMISOM iyo kuwa DFKM .Madaxweynaha DFKM ayaa socdaalkiisa waxaa ku weheliya wasiiro ,xildhibaano ,iyo saraakiil ka tirsan DFKM.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2012
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online