Madaxweynaha Puntlland iyo Wafdi la socda oo dib ugu soo laabtay dalka Itoobiya kuna sii jeeda Garoowe.(Masawiro)

June 5, 2012 - Written by

Madaxweynaha dowllada Puntlland Dr Cabdiraxmaan Faroole  iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka soo qayb galay shirki ka dhacay dalka Turkiga ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Addis Abba ee caasimada dalka Itoobiya, Madaxweynaha ayaa safarkiisa waxaa ku weheliya Wasiirka Arriamaha Gudaha ee Puntlland Gen. Cabdullaahi  Axmed Jaamac Ilka Jiir, Wasiirka Waxbarashada  Cabdi Faraax Saciid Juxa.

Wafdiga dowllada Puntlland oo uu hogaaminayey Madaxweynaha Puntlland Dr Cabdiraxmaan Faroole ayaa waxaa ay si rasmi ah uga qayb galeen shirkii London wajigiisii Labaad oo looga hadlayey RoadMapka iyadoo shirka gabgabadiisana la isku raacay in la fuliyey hishiiyadii lagu gaaray magaalada Muqdisho ,Shirkii Garoowe 1 , Garoowe 2 , Shirkii Addis Abba, iyo is afgaradkii Gaalkacyo waxaan madaxda Soomaaliada loogu baaqay in si deg deg ah looga baxo xiliga ku meel gaarka lana fuliyo go,aamada beesha caalmka oo iyagu taageera DFKM.

Halkaan ka akhriso Khudbadii Madaxweynaha Puntlland uu ka jeediyey shirkii ka dhacay dalka Turkiga

no images were found

Wafdiga dowllada  ayaa intii ay ku sugnaayeen dalka Turkiga waxaa ay kulamo kale duwan la qaateen Madaxda ugu saraysa ee dalka Turkiga, Siyaasiyiin  iyo xubno ka tirsan Qaramada Midoobay Midowga Yurub EU ,Masuuliyiin ka titran Imaaraadka Carabta U.A.E , Italy, Kenya, Germany, Australia, iyo dalka Kuwait.

Halkaan Riix Madaxweynaha Puntlland oo dib ugu soo laabtay dalka Itoobiya

Puntland President Office
 Halgan.net, Addis Ababa

Leave a comment

*

Archives
June 2012
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online