Maxamed Mursii oo ku guuleystay madaxweyno nimada dalka Masar

June 24, 2012 - Written by

Qaahira:-Waxaa kuu guulyestay madaxweyno nimada dalka Masar Maxamed Mursii oo ka tirsanaa xaraka Islaamiya ee Ikhwaan Muslimiin warka ayaa waxaa goordhow sheegay lajnada madaxada ka ah Doorashadii ka socotay dalka Masar waxaan ka socda dalka Masar gaar ahaan miidaanu Taxriir damaashaad aad u weyn.

Waxaa kale oo Damaashaad weyn ka socdaa wadamo badan oo ay xoog ku leeyihiin Xisbiga Ikhwaan Muslimiin waxaana faraxada si weyn looga dareemayaa Dalka falastiin gaar ahaan magaalada Gaza oo ay gacanta ku heyso Ururka Al-Xamaas waxaa kale oo banaanbaxyo ka socdaan dalalka Urdun iyo Yemen

Maxamed Mursii ayaa helay cod gaaraya 51,73 halka uu Ahmed Shafiiq uu helay 48.27 Ururka Ikhwaan Muslimiin ayaa ahaa Urur mamnuc ka ahaa dhibaato badana la kulmay wuxuuna ku soo jiray  loolanka siyaasadeed mudo ka badan 50 sano.

A/Cawale
Halgan.net

6 Comments so far

Leave a comment

  1. waa maalin aad nooguweyn hadaanu nahay muslimiinta aduunka maanta ku ah mustadcafiintaa waa bilow wanaagsan ilaahayna waxaan kabaryaynaa tamkiin iyo nasri degdega aamiin ALFA MABRUUK IKHWAANII IYO KHILAAFADII ISLAAMKA ALAHANOSOODEDEJIYO

  2. Asc sabraa sad hela walaalaha masar e xisbul xoriya walcadaale wax badan bay usoodhabar adaygeen ku soo dulqaaten dll xabsiyo xunxun iyo culimadoda qarkamid oo masar laga cayriyo ku dhawaad hal qarni waxan leyahay walalaha samirkina allah wuu idin barakeyay e cadaalada adkeeya gazana il naxariis leh ku eega rabi uga mahadnaqa guusha uu idinsiyay

  3. Asc walaalaha islaamka dhammaantood waxaan aad ugu faraxsanahay Alle subxaanahu watacaalaa Maanta Xisbi muslim Ah ku guuleeysiisey Doorashada masar waxaan alle u weydiinayaa walaalkeen Mohamed Musri in uu alle ka dhigo madaxweyne caddaalad iyo shareeca islamiyah ku xukumo dalka iyo dadka muslimiinta ah ee doortay cadaaladdan ku sugo xilkaas culusna rabbi u fududeeyo Umadda islaaamka dhamaantoodna furo isku keena k dhigo..
    aamiin aamiin amiin
    Alle h inaga dulqaado dhibka iyo xanuunada umadda islaamka ku dhacay nuuc walba xag dowlad xag qabaail iyo xanuuno laga shaqeeyey intaba

    aamiin

  4. ASCW

    Hambalyo madaxweyne Mohamed Musri waxaana kuu rajeynayaa inaad umaddaada cadaal wax ugu qabatid

  5. alaahu akbar fali laahi xamdu, masar ducadooduu alle wuu aqbar farxadan waan la qeybsaneynaa insha,alaah waxaan leyahay guusha muslimkaa leh alle ha ciseeyo islaam meel uu jogaba gaalona alle ha duleeyo sidey maanta u duloobeen oo kale qalbi jab alle ha ku rido aamin,

  6. allahu akbar allahu akbar maanta waa maalin muslimiinta dhamaan farxad u ah gaalada iyo yahuudana niyad jab u ah 7

Leave a comment

*