Nadwo ka socotay Masjid Cumar Ibnu Khadhaab ee Qardho oo gashay habeenkeedii Labaad
(June 27, 2012)
Qardho:-Waxaa si habsami ah habeenkii labaad uga socota Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho Nadwo cilmiyeedkii 9aad  oo xalay bilaabatay waxaan caawa darsigii 2aad jeediyey Fadiilatu Sh
Sheekh Xasan Xuseen oo ku geeriyooday galabta magaalada Jabuuti
(June 27, 2012)
Jabuuti:-innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun : Waxaa galabta ku geeriyooday magaalada Jabuuti  allaha u naxariistee Sheekh Xasan Xuseen oo ka mid ahaa culimada soomaaliya kuna noolaa gobalka S
Ra’iisul Wasaaraha DFKM oo u ambabaxay magaalada Kampala (Warsaxaafadeed)
(June 27, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFKM oo u ambabaxay magaalada Kampala ee dalka Ugandha Ra’iisul Wasaaraha DFKM ayaa sheegay in socdaalkiisa uu ku wajahan yahay dalka Uganda, Isagoona kulamo la qaadan
For Immediate Release:Ambush in Haluqa.
(June 27, 2012)
Mogadishu (26/06/2012) –In defense of the Muslim lands as well as muslims suffering persecution under the invasion of Kenyan forces on Somalia, The Mujahideen have carried out an ambush against a K
Seminaar ku saabsan Waxbarashada oo ka dhici doona magaalada Leicester
(June 26, 2012)
Leicester:-Horn of Africa Services and Development Organization (HASDO) waxay kugu casumaysaa in aad kala soo qaybagasho kulan ama siminaar looga hadlayo muhiimada ay leedahay waxabarashada iyo caqaba
Nadwadii 9aad oo caawa ka bilaabatey Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee Magaalada Qardho.(Dhagayso)
(June 26, 2012)
Waxaa Caawa oo Arbaco ah Masjidka Cumar binu khadaab ee magaalada Qardho ka bilaabatay Nadwo cilmiyeed kii 9aad oo Ciwaankeedu yahay ومن احسن قولاممن دعاالى اللهوعمل صال
Dardaaran kooban Sheekh C/raxmaan Cadaani Masjidka Towfiiq magaalada Oslo.[ku celis]
(June 26, 2012)
Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay Halgan web tv station darsigaas oo uu Sheekh C/Rahman Cadaani uu galabta
Ra’iisal Wasaaraha DFKM Cabdi weli Gaas oo booqday Degmada Balcad
(June 26, 2012)
Muqdisho:-Raa’isal Wasaaraha DFKM Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa ka hadlay qabsashada Degmada Balcad ee gobalka Sh/Dhexe wuxuuna raisulwasaaraha Shirjaraa,id ku qabatay xarunta madaxtooyada ee Villa
Ciidanka DFKM iyo kuwa AMISOM oo la wareegay degmada Balcad ee gobalka Sh/Dhexe
(June 26, 2012)
Balcad:Ciidamada DFKM iyo kuwa AMISOM ayaa saaka la wareegay degmada Balcad iyo deegaanka ku dhow waxaana Degmada Balcad iska baxay ciidamada AlShabaab ee halkaas gacanta ku hayey . Taliyaha howlga
Halgan.net oo heshay Nuqulkii ugu danbeeyey ee Dastuurka DFKM oo ay saxiíxayaasha Roadmapku isku raaceen
(June 25, 2012)
Halgan.net ayaa heshay nuqul ka mid ah Dastuurka DFKM kaas oo in mudo ah la rabay in la soo bandhigo ilowareed lagu kalsoon yahay ayaan ka helnay nuqulkan aan caawa u soo gudbineyno Akhristayaasha Hal

« Previous PageNext Page »