Mutamarkii sanadlaha ahaa ee jaaliyada Switzerland oo la soo Afmeeray (Daawo)
(June 25, 2012)
Switzerland:-Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisi Nebigeenna Korkiisa ha ahaato.Waxaa Magaalada Lausanne ee dalka Switzerland lagu soo gabagabeeyey maalintii axadda 24/6/2012 shirkii sanadl
Faahfaahin Dagaal culus oo dhacay duleedka Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.
(June 25, 2012)
Afgooye:-Wararka naga soo gaaray Degmada Afgooye  ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in maanta uu ka dhacay dagaal culus duleedka Degmada kaas oo u dhexeeya ciidamada DFKM oo kaabayaan kuwa AM
Golaha wasiirada DFKM guddiga Dastuurka waqtigiisa waa dhamaaday.[War-saxaafadeed]
(June 25, 2012)
Muqdisho:-Waxaa galabta shir aan caadi aheyn isugu yimid xaruntooda Golaha Wasiirada, shirkaas oo uu shir gudoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka KMG ah Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Ca
Wasiirka Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil oo iska fogeeyay eedeyn loo soo jeediyey
(June 25, 2012)
Muqdisho:-Wasiirka Dastuurka Xukuumadda DFKM, C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta shir jaraa’id uu saxaafadda u qabtay ku beeniyay hadalkii ka soo yeeray Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuu
Hay’adda Somali Advice and Information Services (SOMINFOS) oo Seminaar ku qabatay Magaalada Leicester
(June 25, 2012)
Leicester:-Seminaar ay kasoo qeyb galeen qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Leicester oo lagu baranayey sida uu qofku isu horumarin karo { How to develop your self } oo ay soo qabanqaab
Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Ahmed oo gaaray AdisAbaba (Warsaxaafadeed)
(June 25, 2012)
AdisAbaba:-Madaxweynaha DFKM  Sharif Sh. Axmed ayaa galabta la kulmay Ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia Malez Zenawi. Labada masuul ayaa ka wada’hadlay arrimo badan oo quseeya labada wadan, Ra
Hay.adda Culimada Soomaaliyeed oo Hambalyo u dirtay Madaxweynaha cusub iyo shacabka dalka Masar
(June 25, 2012)
Hay.adda Culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay magaalada Muqdisho ka soo saartay bayaan ay ugu hambalyeynayso Madaxweynaha cusub ee dalka Masar Dr.Maxamed Musri  iyo weliba shacabka Masar oo u hiiliyey
Qarax geystay khasaare oo xalay ka dhacay magaalada Mombasa
(June 25, 2012)
Mombasa :-Qarax geystay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh ayaa waxa uu  xalay ka dhacay magaalada Mombasa caasimadda labaad ee dalka Kenya.Qaraxa ayaa waxa uu ka dhashay bambo la dhigay goob lagu c
Ururka Al-Ictisaam Bilkitaab wasuna oo Hambalyo iyo Nasiixo u diray Dr.Maxamed Mursi
(June 24, 2012)
Muqdisho:-Ururka Al-Ictisaam bilkitaab wasuna ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee dalka Masar isaga oo bogaadiyey shacabka Masar ee diiday wax aan ahayn Mashruuca Islaamiga ah waxaana uu nasii
Liibaanta Aduunyo iyo Aakhiro Sheikh C/Rahman Cadaani (Video)
(June 24, 2012)
Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay Halgan web tv station darsigaas oo uu Sheikh C/Rahman Cadaani uu galabta

« Previous PageNext Page »