Qarax xooggan oo ka dhacay Mandheera iyo askar Kenyaan ah oo khasaaro uu soo gaaray

June 23, 2012 - Written by

Mandheera:-Waxaa caawa uu qarax ka dhacay magaalada Mandheera qaraxa ayaa waxaa lala eegtay gaari ay lahaayeen ciidanka Booliska ee Degmada Mandheere waxaana ku dhaawacmay afar askari oo ka tirsan ciidamada Kenya wararka qaar ayaa sheegaya in miino loo galiyey geed ay fariisan jireen ciidanka Kenya. Qaraxan ayaa ah kii labaad ee ka dhaca magaalada Mandheera wararka goordhow laga sii daayey  warbaahinta dalka Kenya ayaa sheegay in laba askari uu dhaawacooda uu yahay mid culus.

Ciidamada Amaanka ee Degmada Mandheera ayaa soo gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay iyaga oo baaritaano iyo howlgalo ka bilaabay Degmada Mandheera ;Dadweynaha ku dhaqan Degmada Mandheera ayaa waxaa la soo gudboonaaday cabsi iyaga oo ka baqaya in ay waxyeelo u geystaan ciidamada Kenya.

Dhinaca kale koox hubeysay ayaa nin ganacsade ahaa xalay ku dilay xerada Dhagaxley oo ka tirsan xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya ninka la dilay ayaa ka mid ahaa ganacsatada yaryar ee Xerada Dhagaxley.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

226,719 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Archives
June 2012
M T W T F S S
« May   Jul »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online