Ra’iisul Wasaaraha DFKM oo u ambabaxay magaalada Kampala (Warsaxaafadeed)

June 27, 2012 - Written by

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFKM oo u ambabaxay magaalada Kampala ee dalka Ugandha Ra’iisul Wasaaraha DFKM ayaa sheegay in socdaalkiisa uu ku wajahan yahay dalka Uganda, Isagoona kulamo la qaadan doono Madaxweynaha dalka Uganda Mudane,Yoweri Museveni.

Wuxuuna Ra’iisul Wasaaraha oo saxaafadda kula hadlayay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa u sheegay in dowladda Uganda ay ka wada hadli doonaan sidii kor loogu qaadi lahaa xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Uganda.

“Sida aad la socotaan dowladda Uganda waxaa inaga dhaxeeya xiriir Diplomasiyadeed, marka waxaan ka wada hadleynaa sidii arrimahaasi kor loogu sii qaadi lahaa”.

– DHAMAAD –
Diraac Salaad Fagaase
Communication Director,
office of the PM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,344 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>