Saxiixayaashii Road-mapka oo ku shir uu uga furmi doono magaalada Nairobi

June 19, 2012 - Written by

Nairobi:-Waxaa maalinta  beri ah la filayaa in uu shir uga furmo  magaalada Nairobi madaxdii saxiixsay Roadmap-ka ka dib markii shirkii kan ka horeeyey ay ku soo yeesheen magaalada  Addis Abba ee caasimada dalka Itoobiya, Madaxda la filayo in maalinta beri ah in ay soo gaaraan magaalada Nairobi ayaa waxaa ka mid ah Madax weynaha DFKM Sheekh Shariif Sh.Axmed , Ra’iisul wasaaraha DFKM Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ,Madaxweynaha Puntland, Dr.C/raxmaan Sh.Maxamed Faroole, Madaxweynaha maamulka Gal-Mudug Maxamed Axmed Caalin , guddoomiyaha Baarlamaanka DFKM Shariif Xassan Aadan iyo xubno ka tirsan ururka Ahlusunah.

Madaxda DFKM ayaa la filayaa in saacadaha soo socda ay soo gaaraan magaalada Nairobi  ee caasimada dalka Kenya xili madaxda kale ay soo gaari doonaa magaalada Nairobi ilaa caawa, xubno ka tirsan beesha caalamka ayaa iyagana la filayaa in ay ka soo qayb galaan shirka maalinta beri ah ka furmi doona magaalada Nairobi.

Saxiixayaasha Road-mapka ayaa waxaa beesha caalamka waxaa ay ka sugaysaa wixii ay balan qaadeen oo ah in la filyo hishiiyadii lagu wada gaaray dalka Ugaandha , magaalda Muqdisho , Garoowe1, Garoowe2  , is afgaradkii Gaalkacyo iyo hishiiskii dhawaan ay ku wada gaareen magaalada Addis Abba.

A/cawaale
Halgan.net

 

 

 

 

 

Leave a comment

*

Archives
June 2012
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online