Sheekh Xasaan Xuseen oo lagu xiray magaalada Nairobi

June 9, 2012 - Written by

Nairobi:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan sirdoonka dalka Kenya ee loo yaqaano CID ay xalay goor dambe gurigiisak kala baxeen Sheekh Xasaan Xuseen Aadan oo ka mid ah culumada iyo ducaada magaalada Nairobi.
Sheekha Xasaan ayaa la xaqiijinayaa in xalay uu u hoyday xabsi ku yaal magaalada Nairobi ,ilaa haatan lama yaqaan sababta loo qabtay Sheekh Xasaan Xuseen Aadan. Ma aha markii ugu horeysay ee Sheekh Xasaan la xiro waxaana horey loogu xiray magaalada Nairobi waloow markii danbe xabsiga laga sii daayey.

Wixii ka soo kordha xadhiga Sheekh Xasaan dib baan idiinka soo gudbin doonaa inshalaaah

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

18 comments on “Sheekh Xasaan Xuseen oo lagu xiray magaalada Nairobi

  1. khaalid on said:

    waxaanu leenagay: sheeha ilaahay hakasoo daayo isaga iyo wixii muslimiina ee gaaladu haysato aamiiin aamiin aamiin

  2. Xalay Dhalay on said:

    waxaan lenahay allaha ka so dayo Laakin wadaadku armuu maantay iyo bari informeshin dhiibayaa iyo wixii ukal adanbeeyay oo la is waryusanayaa ama ay tahay i xira hala arko in dagal naga dhaxeyee kolay waxaan huba kinyaanku in aysan sii haysan karin xasaan asagaana ka awood badan oo ka anteeno dheer kuwaas

    si kasta ha noqoto dadka soo qoraya shekh xasaan oo cid kasta ma sheekh baa loogu yerayaa oo wax akhriya waxaan leeyahay halaga fiirsado wixii aad leedihiin am aad ugu yeeraysaan sababto ah dad caamo ah baa arkaya sh hebl iyo asaho leh hala laayo culumada markas ayeey oranayan sh xasan ba fatwooday

  3. cabdalla on said:

    waxaan usoo duceyneenaaaa sheekh xasaan xuseen aadan oo ah daaci islaamiya oo kujiro gacanta cadawga kenya waxaana leenahay illahay haka soo saaro gacanta gaalada madow aheekha

  4. yaaska on said:

    xasaan maktii dr axmed xaaji baan u haysanaa markaas bad u ducaynaysaan

  5. Abdulahi haji on said:

    Ilahay ha ka soo daayo sheikha galada mad madow ilahayna ajir ha kasiyo Waxaa dacwada uu qabto

  6. Gacal on said:

    In kastoo qof muslim ah aanan lagula farxi karin in uu gaal gacantii galo, ammaa Xassaan isaga ahaantiisa marka la eego ay u khayr roon tahay inuu xabsi galo waa haddii ay dhab tahay in xabsi la geeyay, maxaa yeelay intuu maalin walba soo saari lahaa fatwo marna lagu banneeyo dhiigga dad muslimiin ah ama lagu gaaleysiiyo cid aanan gaaloobin waxaa u roon bey ila tahay in uu meeshiisaa isaga wardiyo oo uu waqti u helo inuu ka fikiro wixii uu ka shaqeynayay ma xaq bey ahaayeen mise xaq darro.

  7. Abdulahi haji on said:

    To Hassan Daley
    Sh xasSan In uu caalim yahay oo uu kamid yahay culimadeena somaaliyed qof na oga na baahna marka ka ilali carabkada culimaada, taxasubkana Iska tacasubkana Iska daa. Sh xasSan waxyale Qaar buu culimaada kale ku khilaafay, Lakiin waa Calim culimadeena ka mid ah. Waa na jecelnahay ilaheeyna ha ka soo daayo galada mad madow. Sh Hassan tazkiya ku filana wu hesta.

  8. asadullaah asad cali on said:

    asc dhamaan umada somaliyeed u duceya sheeqa in ilahey ka furdamiyo galada oow u gacangalay ilahey ha u sahlo faraj qeyr qaba inshaallah wala so deehaa

  9. khaliil on said:

    Asc wrb waa arin laga naxo. Allah haka soo daayo

  10. abdirahman on said:

    sh. hassan waa alshabaab mar hore in la xiro ayey ahayd lana maxkamadeeyo.

  11. aliook on said:

    xasaan shaqadii uu hayay ayaa dhamaad ah, kolka xariga iyo dilkaba halis buu u yahay oo sidaas ayaa dhacda in loogu abaal gudo qofkii dhameeya shaqadii uu hayay, dhiiga muslimiinta ayuu banayn jiray, culimaduna carabkiisa kama nabad gali jirin. gaalada kenya ee dalka somaliya sabab la’aanta ku soo gashay ee gumaadka ka gaysanaysana wuu ku hoos noolaa.

  12. maahir on said:

    bismilah sheekha ilahey wxn oga bryeyna in u galada ka soo daayo hadii laga gardaranyahay

    • Ahmad nor al-ajami on said:

      A/s/caleykum dadka muslimta ahow wad hurudan e hurdada ka kaca hadi ninki runti ka hadala o culumada ah la xiraayo.Gar iyo gar daro asaga aya garta leh sheikh fuka Lahu asra. wa xafidahu lah kulu culumaa muslim Asck.W.W

  13. khayrdon on said:

    sheekh aleh haka soo dayo kufrika ilahayna haka ajirsiyo khayr ku uqaban jiray umada waa calim ah muxadis,mufaqih,o kamid ah culima rabanika ah ninki ilah kacabsada wuxu heli mel ukaboxo wana lasoden insha allah

  14. abdi yare on said:

    ilahay sh.xassaan hakasoo daayo gacanta gaalada hana barakeeyo cimrigiisa iyo cilmigiisaba
    laakiin kolay sida uu sheekhu udhaqmi jiray isagoo nayroobi jooga shakibadan bay leedahay waxaad aaminsantahay waa lafuliyaa inuu safka galay ahayd inuu joogo nayrobi dhahana hala qarxiyo daaraha kuyaala caqliga iyo cilmigaba kawayn
    ilaahaw kasoo daa sheekha gaalada.

  15. bashir on said:

    Ninkaan aad sh ku sheegaysaan waxaan dhagaystay hadalo badan oo culimada islaamka ugu gafay gaar ahaan kuwa soomalida oo waliba qaar uu ku taliyay in la dilo sida sh Ahmed iimaan oo waxaana dhagaystay isagoo qiranaaya inuu yaqaan dadkii dilay Dr ahmed haji marka ninkaani umada muslimiintaa dhib aad u badan buu ku hayay waxuuna aad u dhiiri galiyaa dagaalada ka socda soomliya isagoo dhalinyarada u sheega inay jihaadaan, yaase lala jihaadayaa

  16. Degganaansho on said:

    Horta kii xiray diyaarad buu ku halaagsamay (Saitoti). Wax kasta oo khilaaf inoo dhexeeyaba Xasaan waa walaalkeen, wiilkeennii oo waa inaga xigaa kuwa xiray iyo waxa la midka ah. Haddaba yaan lagu digan ee ha loo duceeyo. Yaan meel kale warka loo leexin “isagaa i xira yiri …” ee ha loo duceeyo.

  17. Hebel on said:

    Waxay ka mid tahay maangaabnimadda maanta na dhex taal hadaynu nahay qoyska lagu magacaabo “soomaali”.

    Soomaalida markay u maleeyaan inay keenyaatigu danaynayaan ayaga markay xidheen Sheekh Xasaan. Doqonimadda ha la iska daayo, keenyaatigu Sheekha wax kale u maysan xidhin ciidamadoodii wadanka ay geeyeen buu yidhi ha la iska dhiciyo.

    Marka waa qofkee qofka soomaaliga ah ee taloow ka raali ah inay keenyaati gaalo ah ay soomaaliya marba meel ka duqeeyaan? Oo maalinkasta ciidan cusub keenaan?

    Yaanan hawlaha la isku qasin soomaalaay, Sheekha waxa lagu xidhay waa wax uu aaminsanyahay soomaali kastoo wadankiisa iyo diintiisa jecel, taas oo ah guumaysi diid.

    Wixii kalee sheekha la isku khilaafo niqaash baa ka furan, Nairobi buu daganyahay. Qofkii wax ku haysta ha u tago, sidaas bay diintu na amraysaa, caqliga saliimka ahna sidaas buu noo sheegayaa, laakiin in Qof muslim ah oo la kala fikir duwan yahay lagu farxo gaaladda wadankeena duqaysa maalinkastaa inay xidhaan waxay ka mid tahay damiir la’aanta maanta soomaalida haysata.

    Anigu ma lihi waan idinka fikir fiicnahay, oo walaahay waxaan aaminsanahay inaad kuligiin iga fiicantihiin, laakiin baraarujin walaaltinimo ah bay iga ahayd.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.

Loolanka Madaxtinimada iyo Hantida Soomaaliya Sheekh Bashiir Ahmed Salaad.

Isniin

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Talada

Arbaca

Khamiis

Jimce

Sabti

Axad

Archives
June 2012
M T W T F S S
« May   Jul »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
For Immediate Release:Ambush in Haluqa.    June 27, 2012
Somali Links
Fatwa Online