Sheekh Xasan Xuseen oo ku geeriyooday galabta magaalada Jabuuti

June 27, 2012 - Written by

Jabuuti:-innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun : Waxaa galabta ku geeriyooday magaalada Jabuuti  allaha u naxariistee Sheekh Xasan Xuseen oo ka mid ahaa culimada soomaaliya kuna noolaa gobalka Sanaag si weyna looga yaqaan magaalada Ceerigaabo . Sheekh Xassan Xuseen ayaa shil gaari ku dhaawacmay laba isbuuc ka hor isaga oo ku sii jeeda magaalada Hargeysa  waxaan Sheekha uu dhaawaca ka gaaray madaxa.

Sheekh Xasan Xusen ayaa waxaa uu ahaa alaha u naxariistee culumada dacwada ka waday magaalada ceerigaabo iyo gobalka Sanaag waxaana lagu xasuustaa  hergalinta Dugisa Imaam Shaafici iyo xarun farac ka ah jaamacada Bariga afrika oo uu ka hergaliyey sheekha gobalka Sanaag .Madaxa iyo tafatiraha Halgan.net iyo dhamaan shaqaalaha Halgan ayaa tacsi u diraya dhamaan eheladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Sheekh Xasaan Xuseen ilaahay waxaan uga baryeynaa in uu janadii fardowsa ka waraabiyo Aaaamiin.

A/Cawale
Halgan.net

14 comments on “Sheekh Xasan Xuseen oo ku geeriyooday galabta magaalada Jabuuti

  1. C/risaaq Gelle Xirsi on said:

    Inna lillaahi Wa innaa ilayhi Raajicuun Ilaahay waxaan uga baryaya Sheekh Xasan Xuseen inuu geeyo Jannatul firdowsal aclaa Ahalkii iyo qaraabadii uu ka tageyna samir iyo iimaan ka siiyo iyo dhamaan ummada soomaaliyeed meel ay joogaanba.AAMIIN AAMIIN.

  2. ahmed on said:

    Inna lillaahi Wa innaa ilayhi Raajicuun Ilaahay ha u naxariisto sheekha samir iyo iimana haka siiyo ehelkiisa, qaraabada iyo ummada somaliyeed.

  3. khadar on said:

    inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun ilaahay janadii haka waraabiyo sheekha anana samir iyo iimaan hanaga siiyo wuxuu ahaa qof dacwada qayb wayn ka soo qabtay iyo wax barashadaba karti baan ku aqaanay iyo wax qabad ilaahay ha u naxariisto waa arin naxdin leh adunkase waa lagawada tagayaa qof iyo camalkii

  4. mfaahiye on said:

    ilaahay haw naxariisto shiikh xasan xuseen sabirna hanaga siiyo waa furin way oo banaanaatay gaar ahaan reer ceeri gaabo dembigiisa alla ha dhaafo khar badan ayaan ku aqaanay iyo caloolxaarnaan.

  5. sugugle on said:

    غفر الله له ورحمه وجعل الجنة مأواه

  6. mujaahid on said:

    alaha unaxariisto sheekha kabaxay umada somaliyed waxan ooga tacsiyadaynayaa umada somaliyed oodhan qaas ahaan qoyskii uukasoo jeeday

  7. qulqul on said:

    INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. ALLE HA U NAXARIISTO SHEEKH XASAN XUSEEN. AAD BAAN U GARANAYAA. wuu tawaaduc iyo naxariis badnaa dadka dhalinyarta ah aad buu ula sheekeysan jirey. la sheekeysigiisa aad bay iigu bixi jirtey. oori wuxuu qabay aad u cilmi badan xagga diinta oon jeclaystay hooyaday inay saasoo kale noqoto. samir iyo iimaan Alle hanagfa siiyo isagana Allahummxshurhu macannabiyyiina wassiddiiqiina washshuhadaa’i wassaalixiin. aaamiin

  8. Max,ud Isqasaal on said:

    ASCWW. ان لله وان اليه راجعون , walaalayaal sheekheeni qaalliga ahaa ALLAAH ha unaxariisto inakana gadaalkii inama hoojiyo, ehelkii, qaraabadii iyo inagaba ALLE haynaka samirsiiyo, xaqiiqdii waa geeri naxdin leh!, waana xaq sidii ALLE uyiri
    waa lawada dhimane waxaa liibaanay kuwii naarta ka badbaada janona gala! Alloow sheekha iyo nagaba naga midyeel…Allaahuma aamiin…
    إن لله ما أخذ، وله ما أعطى، وكل شيء عنده بأجل مسمى، فلنتصبر ولنتحتسب

  9. c/raxmaan muuse yuusuf on said:

    inaa lillaahi waa inaa illayhi raajicuun waa geeri naxdinleh oo kutimi umada soomaaliyeed iyo dacwadaba illaahay sheekha janadii fardawsa hageeyo intii uu katagayna wax ka khayr badan illaahay ha ugubadalo aaamiin aaamiin

  10. Abshir Mataan on said:

    Inaa Lilaahi waa Ina Ilahay Rajiciin, Ilaahay ha u Nariisto Sheekh Hassan, waxaa igu danbaysay muddo dhowr 20 sano Ka hor markaas oo dacwadda u taagnaa magaladda Xamar, iyadda ay jirtay Cadaadid daran oo saarnaa dadka Dacwadda u dhaqdhaqaaqa, ilaa iyo haddana sidii ayuu ugu taagnaa arinkii aan ku ogaa. Ilaahay ha naxariisto, anaga ha naga dhigo kuwii higsadda halgankaas dheer oo ah kii ay mareen Anbiyaddii iyo intii jidkooda dooratay in ay qaado. Samar Alle ha siiyo Ehelidii iyo caruurtii uu ka tegay.

  11. UmmuRamla on said:

    Inaali laahi wa Inaa Ileyhi raajicuun

    Allaah sheekha ha u naxariisto hana ka waraabiyo janadiisa fardowsa anagana kuwo ku cibro qaata allaah ha naga dhigo ehekii uu ka tegayna allaah gadaashiis ma fidneeyo.

  12. a.aziiz on said:

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi nraajicuun Mufaajo’o ayey igu noqotay inaan khabarkaan akhristo shiikha xajkii dhawayd ayaan isla joognay waana caafimaad qabay shilka uu kudhintay shahaado allaha uga dhigo ehelkana samir iyo iimaan allaha kasiiyo culumadda saaxiiibadiisii ahaana allaha kadhigo kuwa booskiisii buuxiya.

  13. muse dahir on said:

    inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
    allaha u naxariisto sh xasan xuseen eheladiisiina samir iyo iimaan allaha siiyo annagana ilaahay nama fitneeyo gadaashiisa

    • editor on said:

      Halgan.net

      Salaamu Calaykum

      Walaalaha waxaana ogeysiinaynaa in Sheekh Xasan Xusenka ku geeriyooday Jabuuti uusan ahayn Sheekh Xasan Xusenkii Reer Madiina ee caanka ka ahaa Soomaaliya dacwadana ka waday ,waa wadaad ay isku magac yihiin oo reer Ceerigaabo ah sidaas ha loo wada ogaado

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.

Loolanka Madaxtinimada iyo Hantida Soomaaliya Sheekh Bashiir Ahmed Salaad.

Isniin

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Talada

Arbaca

Khamiis

Jimce

Sabti

Axad

Archives
June 2012
M T W T F S S
« May   Jul »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
For Immediate Release:Ambush in Haluqa.    June 27, 2012
Somali Links
Fatwa Online