Soo Bandhigii Shidaalka Puntland ee Shirkadda Range Resources Investor (Daawo Video)

June 14, 2012 - Written by

Madaxa Shirkadda Range Resources Peter Landau (Executive Director) ayaa Jimcihii 8 june 2012  waxaa uu soo bandhigay warbixin dheer oo la xiriirta howlaha maalgali need iyo shidaal baarista ee Shirkadda Range Resource ay ka wado meelo kala duwan oo ka mid dunida waxaase xusid mudan in war bixintii Jimcihii uu ka jeediyey magaalada Hong Kong, in uu ku xaqiiji yey in ay ka heleen Ceelka Shabeel I ee Puntland, Soomaaliya, Shidaal gaaraya 70 ilaa 130 bilyan oo barmiil .

no images were found


Hoos Ka Daawo Warbixintii Peter Landau (Executive Director) Shirkadda Range Resources oo ka warbixinya Shidaalka Puntland ee Soomaaliya


C/Casiis Maxamed
Halgan.net

6 Comments so far

Leave a comment

  1. aad baan ugu faraxsaanay in puntland shidaal laga soo saaro waa arin aad loogu farxo arintaas

  2. Warkan waa mid farxad leh, Bahda Halgan.net fadlan warkan farxad leh websites la qeybsada mida xigta xagee ka helaa anigu facebook ayaan soo gashan lahaa.

    Mahadsanidin

  3. suqdhe jakaalahu kheyra anaa dagdagee waa bilion waa khayr aan laga faqrinayn

  4. caaqilka sifiican uakhri wxa lagu yiri waa 70 billoin ee maha milyan

  5. masha allah waa arin aad u wanaagsa alow jibi cadalga somalia iyo cadowda gudaha iyo debedaba AAMIN

  6. masha alaah waa wax lagu farxo lakiin waxaa iga su,aala 70 milyan wuxuu kudhamaankaraa hadii maalinwalba laga dhoofiyo 200.000, oo barmiil sanad ,sidaa daradeed waxaan filayaa cibaarada ayaa waxkaqaldan yihiin oo waxaan is iri 70 milyan mahane waa 70 bilyan? walaahu aclam qofkii dheeraad haya sabuurada noogusoo qora

Leave a comment

*