War bixin ku saabsan machadka Al-Faaruuq ee daraasaadka Islaamiga iyo Carabiga ee magaalada Gaalkacyo.

June 5, 2012 - Written by

Mac-hadka Al-Faaruuq ee Daraasaadka Islaamiga ah iyo barashada Luuqadda Carabiga, wuxuu ku yaala magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug. Mac-hadka Al-Faaruuq ayaa waxaa dhidibada loo taagay sanadkii 2006-dii, waxaana ka qalin jibiyey ardo isugu jira wiilal iyo gabdho, wuxuuna Mac-hadku hoos tagaa Jaamacadda bariga africa ee xarunteedu tahay Boosaaso. Mac-hadka hadda waxaa maamule ka ah Sh. Cilmi Yuusuf Axmed, waxaana wax ka dhiga macalimiin takhasus u leh maaddooyinka ay dhigayaan, iyadoona Mac-hadka laga soo aado deegaanada ku hareereysan magaalada Gaalkacyo.

no images were found

Halkaan ka akhriso warbixinta Machadka oo dhamaystiran

 

Leave a comment

*

Archives
June 2012
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online