Wasiirka Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil oo iska fogeeyay eedeyn loo soo jeediyey

June 25, 2012 - Written by

Muqdisho:-Wasiirka Dastuurka Xukuumadda DFKM, C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta shir jaraa’id uu saxaafadda u qabtay ku beeniyay hadalkii ka soo yeeray Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee Dastuurka ee ku aadanaa in madaxda dalka ay la timid Dastuur Cusub. “Waxaan marka hore idin sheegayaa hadalkii ka soo yeeray Gudoomiyaha Gudiga Madaxa Banaan ee Arrimaha Dastuurka waa wax aad looga xumaado hadalkii ka soo yeeray waana mid laga been fariimay madaxda dowladda”.

Wuxuuna Wasiirku sheegay in 22, bishaan June, 2012 ay madaxda dowladda iyo saxiixayaashii Roadmap-ka intaba waxa ay saxiixeen Nuqulkii saxda ahaa ee ugu dambeeyay Dastuurka dalka, islamarkaana ku tilmaamay midka saxda ah ee la horkeeni doono Golaha Ansixinta Dastuurka.

Wasiirka ayaa intaa ku daray in 23,May,2012 shirkii ay saxiixayaasha Roadmap-ka ee Adis Ababa lagu saxiixay faalo ay soo galiyeen Dastuurka, Waxeyna magacaabeen Gudi dib u habeen ku sameeyo faaladii si sharciyeysan ka dibna Dastuukii inta fiiriya oo ka bixiya wixii iska hor imaanaya.Waxaana uu gudigaads ka koobnaa 18 xubnood oo ay soo magacaabeen Saxiixayaasha Roadmap-ka. Wuxuuna sheegay in Gudiga Madaxa banaan ay howshooda dhamaatay islamarkaana ay wasaaradu soo gudbisay Nuqulkii ugu dambeeyay Dastuurka mar dhowna la horkeeni doono gudiga Ansixinta Dastuurka.

Sidoo kale Wasiirka ayaa tilmaamay in Dastuurka ay soo gudbiyeen Gudigga Madaxa Banaan lagu sameeyay Erey bixin balse tilmaamay in uu aad uga fiican yahay Dastuurkii ay inoo soo gudbiyeen marka loo eego dhanka Shareecada Islaamka.

Wuxuuna intaa ku sii daray in Gudigga Madaxa Banaan ay isku soo qaseyn sida qodobada ka hadlaya Sharciyadda ku saabsan Xisbiyadda, Diiwaan gelinta Xisbiyada iyo Shuruucda Gudiyada Doorashada oo ay faalo aad ah uga qoreyn, Waxeyna madaxda soo jeedisay iney ahaa yeen faahfaahin, waxaana la isla gartay in laga saaro.waxaana arrimahaasi oo dhan lagu soo gooyaa Shuruuc gaar ah oo ay leeyihiin Baarlamaanka.

Waxey kaloo inoo soo gudbiyeen Qodobo ka hadlaya Maxkamada Dastuuriga, waxeyna lee yihiin wixii lagu heshiin waayo ha la horkeeyo Maxkamada Dastuuri ah markii aan arrintaasi baarneyna kumaba yaalo Qodobka Maxkamada Dastuuriga ka hadleyso, waxaana garanay inaan qodobkaasi ku soo darno Dastuurka dalka.

Ugu dambeyntii Wasiir ku xigeenka iyo Wasiiru-dowladda Wasaaradda Dastuurka iyo Dib-U heshiisiinta  ayaa ku eedeyay Gudigga Madaxa Banaan ee Dastuurka iney meel uga dhaceen madaxda dalka iyo dowladda islamarkaana si wada jir ah ugu eedeeyay Gudigga iney la soo daahayeen oo mar walba dib u dhigayay in la horkeena Odayaasha Dhaqanka iyo Umadda Soomaaliyeed Dastuurka dalka si ay uga doodaan. Islamarkaana tilmaamay in Shacabka Soomaaliyeed la hor keeni doono Dastuurka dalka ayna ku soo daabici doonaan Website-yada.

– DHAMAAD –
Abdinor Abdikadir Mohamed(Daacad)
Deputy of Communication
Director Office of the PM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.

Loolanka Madaxtinimada iyo Hantida Soomaaliya Sheekh Bashiir Ahmed Salaad.

Isniin

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Talada

Arbaca

Khamiis

Jimce

Sabti

Axad

Archives
June 2012
M T W T F S S
« May   Jul »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
For Immediate Release:Ambush in Haluqa.    June 27, 2012
Somali Links
Fatwa Online