Wasiirkii Amniga Gudaha Pro George Saitoti iyo ku xigeenkiisii oo ku dhintay shil Diyaaradeed

June 10, 2012 - Written by

Nairobi:-Wasiirkii Amniga Gudaha Pro George Saitoti iyo ku xigeenkiisii ayaa la xaqiijiyey in ay ku dhinteen shil Diyaaradeed ka dib markii ay burburtay  diyaraarad Helikopterka oo ay leeyihiin ciidanka Booliska dalka Kenya oo ay la socdeen.

Wasiirkii Amniga Gudaha Pro George Saitoti iyo ku xigeenkiisii Orwa Ojede iyo 7 qof oo kale ayaa ku dhintay shil diyaaradeed waxaana soo baxaya warar is khilaafan ilaa iyo haatan taas oo ku aadan sababta ay u burburtay diyaarada uu la socday wasiirka amniga dalka Kenya Pro George .

Wariye ka tirsan wakaalada wararka AFP ayaa sheegay in 7 ka tirsan illaaladii wasiirka in la helay meydkooda.waxaana goobta soo gaaray ciidamo ka tirsan amaanka dalka Kenya .

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2012
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online