Taliye kuxigeenkii 2aad ee Booliska Puntland oo caawa lagu khaarajiyey Garoowe
(July 2, 2012)
Garoowe:-Waxaa caawa lagu khaarajiyey magaalada Garoowe ee xarunta Puntland  Taliye kuxigeenkii 2aad ee Booliska Puntland oo lagu magaacbo Col. Cabdullaahi Saalax Maxamed Cali Bulay laguna naanaysi
Bayaan laga soo saaray nadwo Cilmiyeedkii 9aad ee lagu qabtay Magaalada Qardho
(July 2, 2012)
Qardho:-Nadwo cilmiyedka 9aad eeka socda Masjidka Cumar Bin Khadhaab oo xalay la soo gaba gabeeyay waxayna culimadii ka qeyb galeysay soo saareen Bayaan ay uga hadlayaan xaaladaha Dacwadeeda , deegaan