Taariikhda iyo Tilmaamaha Khawaarijta Sh Maxamed Cabdi Umal Muxaadaradii 1aaad (Dhageyso)
(July 5, 2012)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa muxaadaro ka bilaabay Masjidka weyn ee Abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekha cinwaan uga dhigay muxaadaradiisa (فكرالخوارج و
Madaxweynaha Puntlland iyo wafdi uu hogaaminayo oo dib ugu soo laabta magaalada Garoowe
(July 5, 2012)
Garoowe:-Wafdi uu hogaaminayo Madexweynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole ayaa daqiiqado ka hor ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe ee caasimada Puntland. Wafdiga Madaxweynaha Punt
Mutamarkii 20aad oo goordhow si rasmi ah uga bilaaban doona magaalada stokholm
(July 5, 2012)
Stokholm:-Waxaa hadii alle idmo si rasmi ah u bilaaban doona goordhow Mutamarkii 20aad ee wadamada scandinavia oo sanad walba la qabto waxaana sanadkan lagu qabanayaa magaalada stokholm Mutamarkan aya