فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في الطوائف المعاصرة Sh Umal muxaadaradii 1aad ilaa 3aad (Dhageyso)
(July 7, 2012)
Nairobi:-Waxaa walaalaha khayrka jecal aan caawa u soo gudbineynaa Muxaadarooyin uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeedshay  Masjidka abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana uu sheekha muxaadar
القول الأمين في الرد على الشيخ حسان حسين آدم W/Q:Mowliid Khaliif Cali (Abu Mucaad)
(July 7, 2012)
Nairobi:-Waxaan halkan ugu soo gudbinayaa walaalaha ku taxan Halgan.net qormo yar aan ugu talo in aan ku dulistaaqo fatwo uu dhawaan bixiyey Sh Xasaan Xusen Aden waxaana ugu magac daray   القول
Muxaadaradii Sh.C/raxmaan Abyad uu ka jeediyey Masjid Towxiid .[Dhagayso+Qoraal ]
(July 7, 2012)
Shabakadda Wararka Halgan.net ayaa waxaa ay idiin soo gudbinaysaa Muxaadaro uu Sh.C/raxmaan Abyad dhawaan ka jeediyey Masjidka Towxiid ee magaalada Copenhagen , Sheekha ayaa Muxaadaradiisa waxaa ugu
Mutamarka Islaamiga ee ka socda Stockholm [ Live Maqal iyo Muuqaal ]
(July 7, 2012)
Sweden:-Waxaan ugu bishaareynaynaa dhamaan akhritayaasha Halgan.net in si Live Maqal iyo muuqaal ah kala socon doonaa Mutamarkii 20aad ee Iskandanefiyanka oo bilaawday maanta oo bisha Julay ay tahay 5
Wasiiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta DFKM C/raxmaan Xoosh Jibriil oo waraysi siiyey Idaacada VOA.[Dhagayso]
(July 7, 2012)
Muqdisho:-Wasiiirka Dastuurka iyo Dib u heshiisiinta DFKM Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in ergada loo soo xulayo ansixinta dastuurka ay awood u yeelanayaan inay wax ka beddel ku sameeyaan da
Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole oo saxiixay xeerka ururada siyaasada
(July 7, 2012)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta qalinka ku duugay  xeerka ururada siyaasada Puntland oo ay soo diyaariyeen guddiga doorashada dowlada Puntland, oo isbuucii la so
فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في الطوائف المعاصرة Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo sii socon doonta
(July 7, 2012)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal  ayaa  maalinta birito ah sii wadi doona muxaadaradii taxanaha ahay oo uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal uu cinwaan uga dhiga (فكرالخوارج وصفاتهم وا