فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في الطوائف المعاصرة Sh Umal muxaadaradii 1aad ilaa 3aad (Dhageyso)

July 7, 2012 - Written by

Nairobi:-Waxaa walaalaha khayrka jecal aan caawa u soo gudbineynaa Muxaadarooyin uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeedshay  Masjidka abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana uu sheekha muxaadaradiisa cinwaan uga dhiga (فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في الطوائف المعاصرة Muxaadaradii koowaad فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في الطوائف المعاصرة Sheekh Maxamed Cabdi Umal  hoos ka dhageyso
[audio:http://k005.kiwi6.com/hotlink/7l7pdatfa1/fikirka_khawarijta_iyo_raadka_ay_ku_leeyihin_kooxaha_hadda_jira_1aad.mp3]Ama Halkan Mp3

Muxaadaradii labaad فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في الطوائف المعاصرةSheekh Maxamed Cabdi Umal hoos ka dhageyso
[audio:https://halgan.net/Mp3/Sheekh_Umal2.mp3] ama Halkan MP3

Muxaadaradii 3aad فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في الطوائف المعاصرةSheekh Maxamed Cabdi Umal  hoos ka Dhageyso
[audio:https://halgan.net/Mp3/Sheekh_umal3.mp3] Ama Halkan Mp3

Hoos ka Dhageyso  Radio Halgan Live.(فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في الطوائف المعاصرة )  Sheekh Maxamed Cabdi Umal

Radio Halgan Live

Wixii Faahfaahin ah kala xiriir masjidka Abu bakar Sadiiq ee Nairobi
Halgan.net
Nairobi

37 Comments so far

Leave a comment

  1. waxaan u mahad celinayaa website ka halgan .net ee noo soo gudbiyay muxaadaraadka khayrka badan

  2. alxamdulilaahi shiikhu wuxu cadeeyey wax badan oo ka mid ah fikirka khawaarijta iyo weliba ninka xassaan la dhoho oo ah ninka lumiyay dad badan oo soomaali ah waa nin lunsan ninkaasi ilaahay hasoo hanuuniyo

  3. maa shaa Allaah sheekhu waxaa uu caddeeyey xaqa waxaan rajanaynaa inaan sidaas looga harin dadka caadaystay xumaanta iyo inxiraafka oo mar walba looga digo da’ yarta saynan ugu kad soomin arrimahaas dhalinyaduna waa inay ka dambeeyaan culimadooda.madhadsanidin

  4. “Walaalaha Muslimiintoow….
    Dadku waxay dhisteen buulal ku dhisan caqiidooyinkooda… Buulashooda haku dul duminina oo yayna ka didin xaqa… Balse u dhisa qasri ka dhisan caqiidada saxda ah ee Islaamka, si ay gacmohooda ugu burburiyaan buulashooda oo usoo abbaaraan qasriga (Islaamka)…”
    Al-Imaam Xasan Al-Banaa

  5. aslamucalaykum
    xafidalaah sheekhnaa allah ha ka ajir siiyo dadaalka iyo hufida uu diinta ka hufayo waxii mugdi galin kara caamada

  6. malagayaaba in wali dadka qaar ayna uqanacsaneen waxaas dallii ah illaahaw xaqa nagusug naguna irsaaq

  7. waa muxaadaradii habbooneyd,xilligii ku haboonaa iyo sheekhii ku habboonaa,allaha nagu anfaco sheekhana allaha xifdiyo.
    aad baad u mahadsantihiin bahda halgan.net

  8. asc, sheekh umal kheyr allah hasiiyo

  9. maashaa alaah qaaybtii 3aad oo aad noo soo gudbiseen aad ayaan idiinku mahadinaaynaa shabakada halgan

  10. Sheikha Allaha khyr siiyo wax badan ayuu daaha nooga qaaday, waana u mahad celinayaa inbadan.

  11. WAAN WADA HELAY DHAMAAN MUXAADAROOYINKII OO DHAN AAD AYAAN IDINKU MAHADCELINAYNAA.REER HALGANOOW .JAZAAKUM,LAAHU KHAYRAN

  12. Asc aadbaan ugamahad celinayaa shekha.

  13. jazalahu shekhana alfadil sh umal. Iyo walalaha Halgan.net khayral jaza

  14. waxaa fiican in sh xasaan xuseen uu dhagaysto muxaadaradaan

  15. Asc jzk
    wad mahadsantihin shekha iyo halgan.net
    codsi dadka qaar awood umalahan dhageysiga e halgan.net waxan ka codsanaynaa in ay iyado qoraal kooban ino so qoraan
    tixgeli codsigena

  16. sh umal jazakallahu kheyr wax lama harin maanta, xaq waa caddeeyey wallee “laqad asmacta law naadeyta xayyan” laakiin ruux aan dhego lahayn wax ma maqalsiin kartid, ilaahayow naga badbaadi firaqdan baadiyeysan…maxaa ka cadaan badan hadalka sheekha ee ah -Ibnu tiimiyatul-casri…caruur yaryar oo aan ognahay maanta afkaleba ma lahan sheekhooda ayay ku kalaxtageen….wallee wax qarsoon ma jiraan wax waliba cadceeda ka cad ninkii alle ku anfaci.

  17. REER HALGAN WAXAAN KALI OO ORANKARAA JAZAAKUMU,LAAHU KHAYRAN
    DAD BADAN BAA KA FAAIIDAYSTA MUXAADAROOYINKA AAD SOO GALISAAN

  18. Alla maxaa uga eg kuwa hadda yaacaya ee wax walboo mubaax ahaa dadka ku gaaleynaya, culimadii alle dadka ka deeqay ee ganacsigooda alle u barakeeyey ayay dembi uga dhigayaan ganacsigooda.

    Waxaa la mid ah in dadkii lagu ugaarsanayo masaajidda iyo salaadaha oo nin afduuban uun uu madaxa jebinayo qof islaam ah oo salaad ka soo baxay, illaa maanta soomaaliya ay naadir ka noqotay in la helo qof salaadda subax ama cishe masjid ama jamaaco ku tukanaya oo dadkii masaajiddii isaga carareen.bal ilaah baan idinku dhaarshaye yaa ka dulmi badan qof masaajidii alle kharaabkooda u soconaya oo dadkii ka ceyrinaya.

    waxaa la mid ah tashwiihinta iyo sumco xumeynta culimada iyo ducaadda saa waabad atragtaan in ibnu cabaas ay damceen inay doodiisa shaki geliyaan oo ay dalaalil u raadiyeen ah in alle kitaabkiisa laga yaqaanno taasoo waxa ay ula jeedeen ay ahayd in hadalkiisa tashwiish lagu furo si aan loo raacin xataa haddu xaq yahay. Billaahi caleykum maxaa uga eg kuwa maanta jooga ee cayda culimada iyo tashwiihinta sumcadooda u furtay baraha internetka ee hadh iyo habeen lagu qorayo intii ugu xumeyd oo dhan, sida webka GOLAHA BUHTAANKA, ee magaca fiican la baxay ee haddana aan u qalmin magacas, oo beenta iyo buhtaanka subax iyo galab la fadhiya, kuwa qorana la yaqaanno dayaanadooda iyo taariikhdooda mid hore iyo mid dambeba…..ku dar sida aadka shaniica u ah ee ay u dilayaan dadka iyagoo ku dilaya wax ay iyagu u sameeyeen (oo jaajuus ama murtad la yiraahdo) iyadoo xataa qofka marka la dilayo uu nebigu (csw) amray in dilka la wanaajiyo oo dariiqa ugu wanaagsan ee nafta lagaga jari karo la mariyo, maxaan hadda haynaa ruux maskiin ah oo gawrac dhegta dhiigga loo daray dabeedna madaxiisii dhabarka loo saarayo, amaba inta madaxii la laadlaadiyo bulshada la horkeeno…!!.
    Ma soo koobi karo sifaadka aan kala duwaneyn ee hadda yaalla laakiin qof walba maanta waaqica aan joogno ninkii fiirfiiriyaa wax badan buu arki…wallaahul mstacaan.

  19. Ilaahay haku xifdiyo hana ku dhowro Allaah dartii ayaan u jeclahay waa waalid qaali ah alena xigmad iyo diin ku mineeystay walaalha Shekheena aan garab istaagno oo cadowga ka illaasho Allaahna ha inoo xifdiyo.

  20. jaskalhu khayr becda shiddh watacab

  21. ilaahbaa runta nagu jecelee mawduucan aadbaan utiigsanay
    ilaahay hanagu anfaco kuwa culimada dhiigooda xalaashadayna haku anfaco
    hadii lalaayo culimada sidii dr.axmed xaaji oo kale yaa dadka wax usheegi doona xassaan kaligii maynagu filan yahay ilaahay haxafido culimadena

  22. assalamu caleykum shiikha alaha inoo xafido dhamaanteen khawaarijta iyo wixii lamid ahna waa inoo bayaaniyay wabilaahi towfiiq

  23. ALLAHU AKBAR!! aad baan ugu faraxsanahy waxan suganaaba wa muxadharadha SHEEKHEENA WEYN E CAALIMKA AH.

  24. Asc,Halgan.net iyo shekh Umal ba. Waa mawduuc loo baaha yahay waliba waxan sheekh umal ku jeclahay sida uu cinwanka u doorto, masha Allah

  25. asalamu caleeykum waraxma salaan dabadeed aad ayaan usoo dhawaynayaa muxaadarada kuwii ka faaiidaystana alaha naga dhigo

  26. Salaamun calaykum
    Muxaadarada sheekha waanu sugaynaa waqtigeediina waa la joogaa amaba waa laba dhaafay waxaan sheekha ilaahay uga baryayaa inuu carabkiisa iyo qalbigiisaba xaqa ku sugo umadana ku anfaco cilmigiisa

  27. ماشا الله نرحب وننتظر

  28. asc sln kdib waxaan u mahad celinayaa dhamaan walaalaha webka is kaleh iyo sheeqeena sh m cabdi umal waan soo dhaweyneynaa muxaadarada waan sugeynaa muxaadarada Sh umal in sha allah

  29. Asc
    waxaan salaamayaa marka hore bahda halgan.net , allaahna khayr ha idinku abaal mariyo wanaag badan ayaad noo haysaan. sheekheena UMAL een aad ka u jecelnahayna waan sugaynaa muxaadarada uu noo soo wado . Allah wixii shar ah ha ka xijaabo asaga iyo inagaba … Ammiin

  30. ASCALAYKUM WARAXMATULAH Salaaln Kadib Sh.Umal Aaad iyo Aaad Ayaanu Usoo Dhawaynaynaa
    Anigu Sheekha Aaad Ayaan Ujecelahay Waxaana Ku jecelahay Daacadnimada iyo Cilmigi Intaas Waxaa Udheer Daganaanta Alle sii Yay

    Mawduuca Uu K hadalayana Aaad Ayaa Loo gu Baahan Yahay

    فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في طوائف المعاصرة

    Aaad Ayaanu Usugaynaa Insha Allaaah Sh.Umal Xafidahulaaaaaaaaaaaah

  31. Ciwankas amey sh.xasan iyo kuwa lamidka ah dibsadan show waba liska dayn laha

  32. Mashaa Allah Waa la sugayay. waana wakhti ku haboon.

  33. Ugu horeyn waxan halkan kasalaamayaa maamulka wabsetka halgan.net waxana leeyahay asalamu caleykum w.w. Salan kadib aniga wabsetkan mudo ayan ku xirnaa balse wali comments kama dhiibanin waxan so dhaweynayaa muxadarada cusub ee sheekh umal soo jeedinayo waxana rajeynayaa in dadka ka faa iidi doonaan. Ugu dambeyn waxan umahadcelinayaa dhamaan bahda halgan.net shaqada weyn ee ay umada uhayaan waxaana leeyahay halkaas howsha kawda.

  34. Asc sh allah xafido insha allah waa sugaynaa waana dhagaysan doonaa waxay ku soo hagaagtay xili la is garab yaacayo oo aan la aqoon kan caalimka & kan dhaalibka ah

  35. A.s.c. saan. Soodhaweyneynaa. Muxaadirada sh. Maxamed cabdi umalll

  36. aad ayaan usoo dha waynaynaa muxaadaradaa sh,xafida hulaahu

    • marka hore khayr allaha siiyo sheekh umal caalimkeena weyn waana waajib saaran in umada uu uga digo khawaarijta waxaan isoo baxday sheekha khawaarijta uu ka hadlayo niman shabaab la dhaho ayaa dhamaan shuruudihii khawaarijta buuxiyay al shabaab walaahi waa khawaarij 100%

Leave a comment

*