فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في الطوائف المعاصرةMuxaadaradii 1aad ilaa 4aad ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Dhageyso)
(July 9, 2012)
Nairobi:-Sheekh. Maxamed Cabdi Umal, ayaa caawa galay muxaadaradii 4aad ee u danbaysay muxaadaradaad xiriir ah oo uu sheekhu kaga hadlayey tilmaamaha lagu garan karo kooxda Khawaarijta iyo tilmaam
Wafdiga uu hogaaminayo Mark Bowden oo gaaray magaalada Dhuusa Mareeb
(July 9, 2012)
Galgaduud:-Wafdi ka socda Qaramada Midoobey ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud waxaana wafdigaas horkacayey wakiilka QM u qaabilsan arimaha bani'aadanimada Mark B
Ra’iisul Wasaaraha DFKM Prof Gaas oo lagu soo dhoweeyey Muqdisho.[War-saxaafadeed]
(July 9, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFKM Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib shir uu uga qeyb galay dalka Talyaaniga kaa  oo ay soo qaban qaabisay International Contact
Dowlada Eriteriya oo iska fogeysay in ay taageero u fidiso Ururka Al-shabaab
(July 9, 2012)
Asmara:-Dowlada  Eriteriya ayaa iska fogeysay in saraakiil ka tirsan dowladeeda ay taageero u fidiyeen Ururka Al-Shabaab waxaana ay eedeyntaas ku tilmaameen mid cadowtino ah .Dowlada Mareykanka ayaa
Ogeysiis:-Markaz bilaal Århus oo uu Marti u yahay Sheekh Ahmed Sadiq
(July 9, 2012)
Århus :-Markaz bilaal Århus waxaa marti ku ah Sh. ahmed sadiq oo ah sheekhyada iyo imaamada masjid asalaama ee caasimada ottawa ee wadanka canada .Markazkuna  wuxuu maalmahaas u diyaariyey muxaadar