Tababar ku saabsan dhinaca maamulka oo Macaahida Shareecada Islaamka uga furmay Garoowe [Daawomasawirada]
(July 12, 2012)
Tababar Lagu tabarayo Maamulayaasha Macaahida Culuunta Shareecada Islaamka ayaa ka furmey Masjidka Al-huda ee Garoowe, Furitaanka tababarkaasi ayaa waxaa ka soo qaybagalay maamulka dalada Macaahida Sh
Madaxweynaha Puntlland oo tababar u soo xiray Ciidamo ka tirsan Daraawiishta
(July 12, 2012)
Madaxweynaha Puntland Dr.C/raxman  Faroole ayaa maanta  waxaa uu tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntlland oo in ka badan ilaa 4 bilood uu tababar uga socday  xerada 54a
Golaha Wasiirada DFKM oo maanta ku shiray magaalada Muqdisho
(July 12, 2012)
Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha DFKM Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Warbixin safarkii Ra’iisu
Afhayeenka ciidanka AMISOM Col.Cali Aadan Xaamud oo shirjaraa,id ku qabtay Muqdisho
(July 12, 2012)
Muqdisho:-Afhayeenka ciidanka AMISOM, Cali Aadan Xaamud ayaa sheegay inay qorsheynayaan sidii ay guud ahaan gobolka Sh/hoose ula wareegi lahaayeen, wuxuuna carrabka ku adkeeyey in howlgalladooda Milit