Soomaalida ku dhaqan Yemen oo ay la soo daristay dhibaatooyin iyo cabsi xoog leh.
(July 13, 2012)
Yemen:-Dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan waddanka Yaman ayaa waxa la soo daristay dhibaatooyin iyo  cabsi xoog leh.Soomaalida ku nool gobolada kala duwan ee dalka Yaman, iyo kuwa qoxootinimada u galaya
Ciidamada DFKM iyo kuwa AMISOM oo howlgalo ka sameeyey Degmada Balcad.
(July 13, 2012)
Balcad:-Ciidamada DFKM  ayaa maanta howlgalo ka sameeyey  Degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe, halkaas oo ay haatan gacanta ku hayaan ciidamada DFKM iyo kuwa AMISOM . Howlgalada ay samee
Madaxweynaha Puntland iyo Augustine Mahiga oo ku kulmay magaalada Garoowe
(July 13, 2012)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland  Cabdiraxman Maxamed  Faroole ayaa maanta waxaa uu xafiiskiisa ku qaabilay ergayga u qaabilsan Qaramada Midoobey arimaha Soomaaliya Augustine Mahiga iyo wafdi ka tiran