Dowradii tababarka maamulayaasha Macaahida Shareecada Islaamka oo gashay maalintii 3aad [SAWIRRO]
(July 15, 2012)
Garoowe:-Dowradii maamulayaasha  macaahida shareecada ee dalka Soomaaliya  uga socotay magaalada Garoowe  ayaa gashay maalinteedii 3aad iyadoona ay si habsami lehna uga  socota  masjidka weyn 
Madaxweynaha DFKM oo ka qeyb galaya Shir madaxeedka Midowga Afrika
(July 15, 2012)
Addis Ababa :-Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed iyo wafdi uu horkacyo ayaa gaaray  magaalada Addis Ababa ee xarunta  dalka Itoobiya waxaana uu ka qeyb galayaa Shir madaxeedka Midowga Afrika oo
Diyaarado ay leedahay dalka Kenya oo duqeeyey deegaano ka tirsan J/hoose iyo Gedo
(July 15, 2012)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in diyaarado dagaal oo ay leedahay dowlada Kenya ay duqeyn ka geysteen shalay deeganka Hoosingow oo ka ti