Been abuur laga sameeyey Sheekh Dr.C/raxmaan Sh Cabdullahi Cumar W/Q Sh Xudeyfe Raage
(July 17, 2012)
Nairobi :-Waxaa saaka war been abuur ah lagu soo daabacay shabakadaha caadeystay beenta iyo xadgudubka waxaana qoraalkaas lagu been abuurtay Sheekh C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar qoraalka been abuurka
Sh.C/raxmaan Abyad oo dul istaagay Jawaabtii Sheekh Xasaan Xusen (Akhriso)
(July 17, 2012)
Denmark:-Sh.C/raxmaan Abyad oo ka mid ah Culumada iyo ducaada Masjidka Al-Tawxiid ayaa caawa qoraal soo gaarsiiyey Halgan.net qoraalkaas oo tacqiib u ah qoraal uu qoray Sh Xasaan Xusen isaga oo isku d
Ogeysiis Sh Cali Maxamed Saalax oo dib u bilaabaya Tafsiirka quraanka Bisha Ramaadan
(July 17, 2012)
Oslo: Waxaa la ogeysiinayaa Dhamaan walaalaha kheyrka jecal in Sheekh Dr. Cali Maxamed Saalax uu  dib u bilaabi doona hadii alle idmo Tafsiirka qu,aanka Bisha ramadaan waxaana darsiga uu si live ah
Mutamarkii 20aad ee lagu qabtay magaalada stokholm ee dalka Sweden(Dhageyso)
(July 17, 2012)
Sweden:-Waxaan caawa idiin soo gudbineynaa walaalaha ku taxan khayrka Muxaadarooyinkii laga jeediyey Mutamarkii 20aad ee wadamada skandanefiyanka ee sanadkan 2012 lagu qabatay magaalada stokholm ee da
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Turkiga Bakir Buzdag oo soo gaaray Muqdisho (Masawiro)
(July 17, 2012)
Muqdisho:-Ra'iisul wasaare ku xigeenkaTurkiga Bakir Buzdag ayaa  maanta soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana markii uu ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde uu  dhagax-dhigay raadeer cu
Ciidamada Itoobiya oo qarax lagu weeraray magaalada B/weyne xarunta gobolka Hiiraan.
(July 17, 2012)
Hiiraan: Ciidamada Itoobiya ayaa waxaa  saaka qaraxyo loogu geystay magaalada B/weyne xarunta gobolka Hiiraan Qaraxa hore ayaa dhacay ka dib markii ciidamo Itoobiyaan ah oo lugeynaya bariga magaalad
Burburinta Buulka Caarada. W/Q: Maxamed Nuur Shire.
(July 17, 2012)
Mahad oo dhan ilaahay ayey u sugnaatay, nabad galyo iyo naxariisna ha ‘ahaato nabigeena dushiisa (SCW).Horudhac :-Inta aanan u guda gelin qormadaan Burburinta Buulka Caarada, waxaan in yar ka bidhaa