Sideen ku qaabilnaa ugana faa,ideysanaa bisha Ramadaan W/Q sheekh Abdirahman Ceeljaale
(July 21, 2012)
Waxaan halkaan idiinku soo gudbineynaa qormo yar oo  ka hadleysa fadliga Bisha Ramadaan iyo sida aan uga faa,ideysan karno Ilaahay mahadii waxaa noo dhalatay bishii barakaysnayd ee ramadaan. Waxaan w
Tacsi:-ku socota Dhamaan Ehelada Maxamed Cali iyo Jaamac Maxamed oo shil gaari ku dhintay
(July 21, 2012)
Garoowe:-Waxaan Halkaan Tacsi uga direynaa hadaan nahay Maamulka iyo Shaqaalaha Halgan.net wariye Maxamed Cali Cilmi oo shalay shilgaari ku dhinay waxaana uu shilka ka dhacay wadada u dhexeysa Gaalkac
Ciidamada DFKM iyo kuwa AMISOM oo qarax lagu weeraray degmada Balcad
(July 21, 2012)
Balcad:-Ciidamada DFKM iyo kuwa AMISOM ee ku sugan Degmada Balcad ayaa maanta qarax waxaa lagula eegtay gudaha Degmada Balcad ee  gobolka Shabeellaha Dhexe waxaana uu qaraxa sababay khasaaro kala duw
Sheekh C/raxmaan Sudeysi oo Taraawiixda tujinaya oo muslimiintana u duceynaya (Daawo).
(July 21, 2012)
Mecca:-Sheekh C/raxmaan Sudeysi oo Taraawiixda tujinaya habeen hore muslimiintana u duceynaya (Daawo). Sheekh C/raxmaan Sudeysi, ayaa muddo dheer tujinayey salaadda Taraawiixda iyo Tahajudka, iyadoona
Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo tahniyad iyo baaq u dirtay Umada Soomaaliyeed
(July 21, 2012)
Muqdisho:-Hay'adda Culumada Soomaaliyeed ayaa  tahniyad u direysaUmada Soomaaliyeed ka dib markii ay noo bilaabatay Bisha barakeysan ee ramaadan waxaana ay Hay'adda Culumada Soomaaliyeed ugu baaqday