Bishaaro Kutub uu Qoray Sheekh Maxamuud Shible oo la daabacay soona baxay(Akhriso)

July 27, 2012 - Written by

Qaahira:-Waxaa loogu bishaareeynayaa bahweyna islaamka gaar ahaan soomaalida inay soo baxeen shan Kitaab oo uu qoray Saaxibul fadiilah Sheekh Maxamuud Maxamed C/Samad Shibile oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee dacwada ka wada Geeska Afrika gaar ahaan magaalada Nairobi.

Kutubta Sheekha ciddii u baahan waxay kala xiriiri karaan: Daarul-Faaruuq linashri watowziic. e-mail: Daarulfaaruuq@gmail.com   Daartu waxay qorayaasha, baaxithiinta iyo culumida soomaaliyeed ugu bishaareeynaysaa inay diyaar u tahay inay daabacdo kutubta iyo buugaagta anfaca u leh bulshada soomaaliyeed.

Halgan.net
Qaahira
Masar

11 comments on “Bishaaro Kutub uu Qoray Sheekh Maxamuud Shible oo la daabacay soona baxay(Akhriso)

  1. mashaa allah on said:

    asc alahu akbar sh mahamuud mahamed shibil xafida hulaah wuuna fa.iideyay mashaa allah somalida
    mashaa allah

  2. khaliil on said:

    Asc. Jazaakallahu kheyran. Allah waxaan oga baryenaa sheakha inuu oga dhigo ikhlaas umadana ku anfaco. Waa bishaaro umada muslimka khaasatan somaal. bahda halgan waxaa ka codsaneena inay kitaaabta magacyadooda iyo taraajimtooda ku soo daraan.

  3. Abdulrahman on said:

    Masha allah .. Allaah xafido dhamana culumada Somaliyee khaasatan . Shiekh Shibli ,

  4. dahir on said:

    maashaa alaah waan ku faraxsanahay kitaabtaa uu sheekhu qorey ,sheekhu wuxuu horay u qoray kub farabadan ,waxaa la gudboon sheekha inuu fadhiga ka koco oo wax dhalabatul cilmiga u faa iidaynaya uu qore maxaa yeelay takfiirayaashu waxay gacanta ku dhigeen oo ay duufsadeen ,dirawaladii ,waash maanyadii cajala duubayaashii ,huudhay gadyaalkii cilmi gaabka ahaa ee aan kala garanaynin ficil iyo faacil ,

  5. xaawo on said:

    Asc. Wr. Wb.
    Maashaa Allaah tabaarakallaah, Carabkaada bir iyo boog ma gooyso, cilmi + fasaaxah + fir-fircooni + waaya aragnimo iyo kalmada oo waqtigeeda lagu beego ayuu Illaahay ku maneeystay Sh. Shibli, waxaana waajib nagu ah inaan illaahay uga mahad celino hibada uu noo hibeeyay caalimkan insha Allaahu Rabbaaniga ah, iyo culimadeena kalaba.
    Anigu waxaan ka mid ahaa, dadka dhaho, culimadu may jiida hore iska xaadiriyaan oo kutuba akhriska iyo mashquulka kale ee aduunyada iska daayaan, laakiin waxaan hadda ku qancay Illaahayna qalbigayga ku sharxay kadib markaan dhagaystay duruustii qiimaha badneeyd ee uu Al-callaamah Sh. Maxamed Cabdi Umal kaga hadlay: Afkaarta khawaarijta iyo saameeynta ay kuleedahay kooxaha maanta jira, inay kalmadda xaqqa ah iyo sixidda khaladaadka muslimiinta ay tahay acmaasha Illaahay loogu dhawaado tan ugu qiimaha badan.

    الحمد لله الَّذ بنعمته تتم الصالحات

  6. xaawo on said:

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Markaan arkay shan kitaab oo uu qoray Sheekheena caalimka ah, ogaadayna inay jiraan risaalooyin kale oo uu sheekhu qoray, waxaana jecleeystay inaan idinla wadaago weerahan hoos ku qoran.
    1)Haddaynu nahay dadka ku abtirsada geeska afrika aynu towbadda iyo wanaaga ku dadaalno.
    2)Raga Soomaaliyeed ee ducaada ah, waxaan kula talinayaa inay Illaahay ka baqaan, culimadoodana karaameeyaan.

    Waxaan aad uha maseeyraa culida iyo ducaada reer Masar kaalinta lama iloobaanka ah ee ay ka qaateen dajinta wadankooda xilligii qalalaasaha. Taana waxay ku gaareen isku duubni iyo maqlidda ay maqleen dhanbaalada culimadooda.

    Liibaanta labada daarood waa ku xirnaasha Alle SWT, iyo ixtiraamidda kooxda (culimada) dhaxashay dhaxalkii anbiyada CS.

  7. Abuu zubeir on said:

    Asc shiikha allaha barakeyo anakana kuwa cilmiga shiikha ka faa iideysto allaha naga dhigo.

  8. Fatima on said:

    Allaah shekha ha xifdiyo hana noo dhowro sidoo kale walaal xaawo allaah fahamkaaga ha kuu barkeeyo waxaan qoraalkaaga ka dhadhamin xigmad iyo wanag faro badan.

  9. dagane on said:

    Asc wr wb allaah baa mahadleh caza wa jala nabigeena csw nabadgalyo iyo naxariis dushiisa ha ahaato kadib walaaalayaal waa bishaaro weyn iyo suno xasana ah in sheikh shibli kutub qoray allaha xifdiyo isaga iyo dhamaan culumadeena meelkasto ey joogan walalyaal muxaadarooyinka iyo duruusta culumada waa waxa aan intaas soo quudaneynay hadana kutub ayaa naloo alifey ilaaahey baa mahadleh haloo laabto climiga sharciga culumadana waa (warathatul ambiyaa-kama Qala nabiyuna csw)eynu ixtiraamno cilmigina ka dhaxalno juziitum kheyran ascwrwb

  10. UmYasir on said:

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    جزاكم الله خيرا و جزء الله الشيخ علي هذا العمل
    * Ilaahayoow ka dhig camalkan mid miisaankiisa kheyrka u saaidiya…
    * Waa arin culimada Soomaaliyeed ineey ku daydaan mudan…

  11. cabdulaahi sheekh xasan sancaani on said:

    لسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    جزاكم الله خيرا و جز الله الشيخ علي هذا العمل
    النبيل
    RUNTII MA AAN CABIRI CABIRI KARO FARXADA AAN KU FARAX SANAHAY KUTUBTAN UU SHEEKHEENA QORAY MAASHAA ALLAAH ILAAHNA WAXAAN WAYDIISANAYAA IN UU MIISAANKIISA XASANAADKA UGU DARO ANAGANA NAGA DHIGO KUWA KA FAA IIDEEYSTA KUTUBTA SHEEKHA ,SHEEKHANA WAXAAN KA RAJAYNAYNAA IN UU HALKAAS TA, LIIFKA AMA QORITAANKA KUTUBTA NOOGA WADO. AAD AYAANA SHEEKHA USALAAMAYA السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    WALAALAHA DAABACAYNA ILAAH WANAAGA AY KA QAYB QAATEEN HA U AQBALO WAXAANA KULA TALINAYAA IN AY NO SOO SHEEGAAN MAKTABADAHA CAALAMKA EE AAN KA HELI KARNO KUTUBTA SHEEKHA WAKIILO SAMEEYA AYAAN IDIN DHIHI LAHAA MAADAAMA SOOMAALIDA AMA MUSLIMIINTABA DHAMAAN AY CAALAMKA KU KALA FIRIRSANYIHIIN HALKAAS KA SIIWADA IN AAD CULUMADEENA U KHIDMEEYSAAN AD AYAAN UGU BAAHNAYN MAKTABADO AY WALAALO SOOMAALI AH HOGAAMINAYAAN OO WAX DAABACA IN LA HELO BAARAKALAAHU FIIKUM.

    WABILLAAHI TAWFIIQ

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.

Loolanka Madaxtinimada iyo Hantida Soomaaliya Sheekh Bashiir Ahmed Salaad.

Isniin

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Talada

Arbaca

Khamiis

Jimce

Sabti

Axad

Archives
July 2012
M T W T F S S
« Jun   Aug »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
For Immediate Release:Ambush in Haluqa.    June 27, 2012
Somali Links
Fatwa Online