Ciidamada DFKM iyo kuwa AMISOM oo qarax lagu weeraray degmada Balcad

July 21, 2012 - Written by

Balcad:-Ciidamada DFKM iyo kuwa AMISOM ee ku sugan Degmada Balcad ayaa maanta qarax waxaa lagula eegtay gudaha Degmada Balcad ee  gobolka Shabeellaha Dhexe waxaana uu qaraxa sababay khasaaro kala duwan.

Qaraxa lagu weeraray ciidamada DFKM iyo kuwa AMISOM ayaa ahaa miinada dhulka la dhigo waxaana qaraxa uu haleelay sida dad goobjoogayaal ah sheegeen gaari marayey meel aan ka fogeyn saldhigga Boolis ee degmada Balcad oo ay wateen ciidamada DFKM .

Ciidamada DFKM iyo kuwa AMISOM ayaa howlgalo ka sameeyay qaraxa ka dib gudaha  Degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe waxay qabteen dhowr qof .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online