Ciidamada Itoobiya oo nin rayid ah ku dilay magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan

July 11, 2012 - Written by

Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay ku dileen magaalada nin rayid ah oo ka ganacsan jiray gaari gacan waxaana aad uga xumaaday dadweynaha ku dhaqan magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan.

Sarkaal ka mid ah maamulka gobalka Hiiraan oo lagu magacaabo Abuukar Ibraahim Dhakad oo ayaa ka hadlay dilka ninka rayidka ah wuxuuna ku tilmaamay wax laga xumaado isaga oo ku tilmaamay fal kadis ah wuxuuna sheegay in uu cambaareynayo.

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan qaar ka mid ah gobalada dalka ayaa ku sugan xaalad qalqal ah iyaga oo dhowr mar weeraro gaadmo ah oo lagu fuliyey uu soo gaaray khasaaro kala duwan waxayna shaki ka qabaan cid kasta iyaga oo marmarka qaarkiis dila dad rayid ah oon waxba galabsan.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online