Culimo’udiin Soomaaliyeed oo gaaray magaalada Nairobi bilaabayna Muxaadaraad iyo wacyi gelin diini ah

July 14, 2012 - Written by

Nairobi:-Waxaa maalmihii la soo dhaafay gaaray magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya culimo’udiin Soomaaliyeed oo ka kala yimid gudaha dalka Soomaaliya , dalka Sacuudiga ,wadanka Ingriiska iyagoo ay markii ay gaareen culimadaas magaalada Nairobi ay ka bilaabeen masaajida ku yaal magaalada Nairobi muxaadaraad kale duwan oo dadweynaha lagu wacyi gelinayo waxaan ilaa hadda muxaadaraadka baxay  jeediyey Sheekh Maxamuud Abu Sheyba  Sheekh Dr Maxamuud Hoori , Shiikh Dr.Cabdiraxmaan Sh Cabdullaahi Cumar iyadoo la filayo culimo kalena in ay maalmaha soo socda ay muxaadaraad ka jeediyey Masaajida ku yaal magaalada Nairobi iyo nawaaxigeeda.

Shabakada Wararka Halgan.net ayaa haddii alle idmi idiin soo gudbin doonta muxaadaraadka iyo towjiihaadka culimada markii ay soo gaaraan idinka Alle ee ha moogaanina.

Halgan.net

 

culimadaas oo ka bilabaa

3 Comments so far

Leave a comment

  1. Manshalaah Akhyaarta halgan Ilaahay haini barakeeyo, Mizaankiina xasanaatkana Allaha inii saaro. Amiin.

  2. walaalaha halgan.net ajar iyo xasanaat Allaha idinka siiyo walaalayaal waxaan codsan lahaa muxaadaraadkii sheekh shible ee ahaa تحدير المؤمنين من تكفير المسلمين المتأولين hadaad haysaan wajazaakumulaahu kheyran

  3. shukran re halgan.net ajar iyo xasanad alaha idinka siyo

Leave a comment

*