Qarax Goordhow Ka Dhacay meel aan ka fogeyn Iskuul Buluusiyo

July 27, 2012 - Written by

Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in  qarax uu ka dhacay meel aan sidaas uga fogeyn goobta uu ka socdo shirka Odayaasha dhaqanka ee lagu wado in ay ansaxiyaan Dastuurka DFKM oo ka socdo Iskuul Buluusiyo .

Qarax  ayaa wuxuu ka dhacay isgoyska Sheelare ee magaalada Muqdisho iyadoo dhawaqa qaraxaas laga maqlay nawaaxiga xaafadaha uu ka dhacay qaraxa waxaana burbur uu gaaray gaari ay leeyihiin ciidanka DFKM .

Warar hordhac ah oo na soo gaaraya ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa miino dhulka lagu aasay,halka war kale uu sheegayo in hoobiye uu yahay waxaana hakad uu galay shirkii odayasha dhaqanka Soomaaliyeed oo uu shir uga soco xarunta Iskuul Buluusiyo.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online