Dowlada Eriteriya oo iska fogeysay in ay taageero u fidiso Ururka Al-shabaab

July 9, 2012 - Written by

Asmara:-Dowlada  Eriteriya ayaa iska fogeysay in saraakiil ka tirsan dowladeeda ay taageero u fidiyeen Ururka Al-Shabaab waxaana ay eedeyntaas ku tilmaameen mid cadowtino ah .Dowlada Mareykanka ayaa xayiraad ku soo rogtay Saraakiil ka tirsan dowlada Eriteriya iyaga oo ku eedeeyey in ay taageero milateri siiyaan Ururka Al-Shabaab.

Warmurtiyeed ka soo baxay wasaarada arimaha dibada ee dalka Eriteriya ayaa iska fogeeyey in ay si gaar ah u taageeraan kooxaha ka jira Soomaaliya gaar ahaan Ururka al-Shabaab waxayna ku tilmaameen eedeynta Mareykanka uu u soo jeediyey 6sarkaal oo ka tirsan dowlada Eriteriya mid been abuur ah oo aan waxba ka jirin.

Dowlada Mareykanka ayaa faragalin toos ah ku haysa arimaha Soomaaliya iyaga oo dhaqaalo badan ku bixiya ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya(AMISOM) waxaana uu dhowr mar weeraro iyo Duqeymo uu ka geystay gudaha dalka Soomaaliya.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online