Tafsiirkii quraanka ee Suuratul Dhaahaa ee uu Akhrinayo Sh Dr Cali Maxamed.[Video]

July 23, 2012 - Written by

Oslo:Waxaa ugu bishaaraynaynaa dhamaan walaalaha Soomaaliyeed ee ku xiran tafsiirka quraanka Kariimka ee ka baxa masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo uuna akhriyo Sh Dr Cali Maxamed Saalax in dadkii uu dhaafay tafsiirkii baxay labadii maalmood ee la soo dhaafay ay dhawaan ka daawan doonaa Halgan.net darsiga oo Maqal iyo muuqaal ah waxaan dadweynaha uga cudurdaaranayanaa dib u dhaca ku yimid darsiga.

Sheekh Dr. Cali Maxamed Saalax ayaa waxaa uu  dib u bilaabay Tafsiirka quraanka Bisha ramadaan waxaana darsiga uu si Maqal iyo Muuqaal ah si live ah uga baxaa Halganweb Tv station  saacadu marka ay tahay 17:20 uk time , Sheekh Dr Cali ayaa waxaa uu tafsiirka ka bilaabay Suuratul Kahfi iyadoo qorshahu uu yahay in uu Sheekhu uu tafsiirka dhameeyo haddii aysan wax kale oo duruuf ah iman insha Allaaaaaaaaaaaahu.

Hoos ka Daawo Tafsiirka Suuratul Dhaahaa oo uu akhrinayo Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax


Halgan.net

 

1 Comment so far

Leave a comment

  1. Asc jzk halgan , labadii cashar ee ka horeeyeyna ku soo dara barakalaahu fiikum

Leave a comment

*