ilaalinta Akhlaaqda islaamka Sheekh Dr.C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar (Daawo)

July 18, 2012 - Written by

Waxaa Masjidka abubakar Sadiiq Muxaadaro qiimo leh ka jeediyey  Sheekh/ Dr.C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar waxaana uu Sheekha ka hadlay  ilaalinta Akhlaaqda islaamka isaga oo  si faahfaahan u sharxay sida Islaamka ahmiyad weyn u siiyey Ilaalinta Akhlaaqda wanaagasan.

Akhlaaqda hadii ay kaa xumaato diinkaaga baa qatar ku jira waxaana umada Muslinka ah looga baahan yahay in ay ku daydaan Salafkeenii iskana ilaaliyaan Akhlaaqda xun sida beenta ,ceyda ,isku dirka iyo dhamaan akhlaaqda xun oo dhan . Sheekh Dr.C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar ayaa caawana Muxaadarada qeybteedii labaad ka jeedin doona masjidka Abubakar sadiiq ee magaalada Nairobi bacda salaadtul Maqrib.

Hoos ka Daawo Muxaadarada Sheekh Dr.C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar (Dagaalka Aan ugu jirno ilaalinta Akhlaaqda islaamka ) Qeybta 1aad


Halgan.net
Nairobi
Maktabada Al-Suna

3 Comments so far

Leave a comment

  1. Dr. c/raxmaan, madaxa ayuu kaga istaagay gooxdii afduubta ahayd ee inkaarta qabtay, haraatidiisana wuu la helay

  2. asalaama caleykum waraxmatulaahi wabaraakaatu walaalla yaal waad ku mahadasan hihiin khayrka aad ku jirtaan siiwada sheekhuna wuu ku madsanyahay dhamaan culimada doo dhan

  3. sheqa qayr alah hasiyo anagane kuwi kuwana qata alah hanaga dhig

Leave a comment

*