Madaxweynaha Puntlland iyo wafdi uu hogaaminayo oo dib ugu soo laabta magaalada Garoowe

July 5, 2012 - Written by

Garoowe:-Wafdi uu hogaaminayo Madexweynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole ayaa daqiiqado ka hor ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe ee caasimada Puntland. Wafdiga Madaxweynaha Puntlland Dr Cabdiraxmaan Faroole ayaa maalmihii la soo dhaafay socdaal shaqo waxaa ay ku joogeen magaalooyinka Dubia Nairobi, Addis Abba, iyo dalka Jabuuti iyagoo kaga soo qayb galay shirar kale duwan oo ku saab san RoadMapka.

Wafdiga Madaxweynaha Puntlland ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey ku simaha Madaxweynaha Puntlland ahna Madaxeyne ku xigeenka Puntlland Gen.Cabdisamad Cali Shire iyo masuuliyiin ka tirsan 2 gole ee dowllada Puntlland.

Warka oo faahfaahsan dib ayan idinka soo tabin doonaa insha Allaahu
M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,337 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>