Mutamarkii 20aad ee lagu qabtay magaalada stokholm ee dalka Sweden(Dhageyso)

July 17, 2012 - Written by Editor

Sweden:-Waxaan caawa idiin soo gudbineynaa walaalaha ku taxan khayrka Muxaadarooyinkii laga jeediyey Mutamarkii 20aad ee wadamada skandanefiyanka ee sanadkan 2012 lagu qabatay magaalada stokholm ee dalka Sweden,Mutamarka sanadkan ayaa waxaa uu ahaa cinwaankiisa Wiilkeygiyoow Doonta Soo Raac.Waxaa mutamarka sanadkan ka soo qeyb galiay culumada kala ah

1-Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax
2-Sheekh Yuusuf Ahmed
3-Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi
4-Sheekh Maxamed idirs Ahmed
5-Sheekh Mustafe Xaji Ismail
6-Sheekh Cabdiraxmaan Abyad
7-Sheekh Saciid Raage
8-Sheekh Xaamid Maxamed cumar.

Mutamarka Sanadkan ayaa waxaa Live maqal iyo Muuqaal loogala socday Halganweb Tv station ,Radio Halgan Live iyo Qolka Somali Islamic Altqawa Network waxaana fadligaas oo dhan leh alahii noo sahlay waxaana mahad gaar ah u celineynaa walaalaha  Ustaad Najiib , Mowliid  ,Somalimedia oo qeyb weyn ka qaatay in Mutamarka si wanaagsan u daadihinayey arinkaas alle jano ha ugu badalo khayrka ay na soo gaarsiiyeen

Halkan Ka dhageyso Muxaadaraadkii laga jeediyey Mutamarkii 20aad ee wadamada skandanefiyanka 2012

Halgan.net
Sweden

Leave a comment

*

Archives
July 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online