Mutamarkii 20aad oo goordhow si rasmi ah uga bilaaban doona magaalada stokholm

July 5, 2012 - Written by

Stokholm:-Waxaa hadii alle idmo si rasmi ah u bilaaban doona goordhow Mutamarkii 20aad ee wadamada scandinavia oo sanad walba la qabto waxaana sanadkan lagu qabanayaa magaalada stokholm Mutamarkan ayaa waxaa ka soo qeyb gala dhamaan jaaliyadaha Soomaalida ee ku dhaqan wadamada Sweden ,Norway,iyo Denmark.

Cinwaanka Sanadkan Ee Mutamrka waa Wiilkeygiyoow Doonta Soo Raac.Waxaa mutamarka sanadkan ka soo qeyb gali doona hadii alle idimo culumada kala ah .

1-Sheekh Yuusuf Aden
2-Sheekh Maxamed Cabdi Umal
3-Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax
4-Sheekh Yuusuf Ahmed
5-Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi
6-Sheekh Maxamed idirs Ahmed
7-Sheekh Mustafe Xaji Ismail
8-Sheekh Cabdiraxmaan Abyad
9-Sheekh Saciid Raage

Goobta Mutamarka lagu qabanayo .

UNGDOMSHUSET I RINKEBY STOCKHOLM! OCH BRA FÄRJA

N:B Halgan.net ayaa si Live ah u tabin doonta Mutamarka hadii alle idmo oo ay daruufta ogalaato .waxaa kale oo aad kala socon kartaa Qolka Somali Islamic Al-Taqwa Network.

Halgan.net
A/Cawale

Leave a comment

*

Archives
July 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online