Muxaadaradii Sh.C/raxmaan Abyad uu ka jeediyey Masjid Towxiid .[Dhagayso+Qoraal ]

July 7, 2012 - Written by

Shabakadda Wararka Halgan.net ayaa waxaa ay idiin soo gudbinaysaa Muxaadaro uu Sh.C/raxmaan Abyad dhawaan ka jeediyey Masjidka Towxiid ee magaalada Copenhagen , Sheekha ayaa Muxaadaradiisa waxaa ugu magacdaray دفع البهتان وردع العدوان في كشف أباطيل حسان been abuurka , celinta cadawni mada iyo feydida beenaha Xassaan Xuseen .Muxadaaraada ayaa Sh.C/raxmaan Abyad waxaa uu uga hadlayaa gaalay siinta iyo gaalnim ku xunka uu Xassaan Xuseen ku tuuray Jamaacada Ictisaam Bil Kitaabi wa Sunaha .[Ex-Al-itixaad Islaami] iyo isagoo ku baaqay in culimadooda meel walba lagu dilo [ Fil Xili  Walxaram].
Jamaaco Ictisaam Bilkitaabio Wasunaha ayaa ah jamaaco Islaami ah oo ka jirta dalka Soomaaliya dowr shariif ah ka soo qaatay faafinta Towxiidka iyo baraaruga ka jira dalka Soomaaliya oo dad badan maanta ay ku naaloonayaan. Muxaadarada ayaa waxaa si live ah loogala soconday HalganwebTv Station  iyo Qolka Somali Islamic Altaqwaa Network.

Hoos ka Dhagayso Muxaadaradii Sh Cabdiraxmaan Abyad ka jeediyey Masjid Towxiid ee magaalada Copenhagen

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Halkaan ka rogo muxaadarada oo Mp3 ah

Halkaan ka eeg muxaadaradii Sh Cabdiraxmaan Abyad oo PDF ah

N:B Digniin ku socota shabakadaha caadeystay caayda iyo Been Abuurka Culumada waxaan uga digeynaa in ay xuquuqda u gaarka ah Halgan.net ay u isticmaalaan aflagaada culumada iyaga oo qaar ka mid ah ay xadeen codad iyo Muuqaalo u gaar ah Halgan.net.

Copenhagen Denmark
Halgan.net

11 comments on “Muxaadaradii Sh.C/raxmaan Abyad uu ka jeediyey Masjid Towxiid .[Dhagayso+Qoraal ]

  1. ismail on said:

    a.s.c waxan salaamyaa dhamaan shaqaalah reerhalgan isradintu waa wanaagsan tahay hadii wax lagu hagaajinayo culimada ilaahy hanoo dhowro waa kuwii dhaxlay hadyigii nabiga c-s-w a.s.c

  2. Abdulaahi on said:

    Salaamu Calaykum

    Sheekh C/raxmaan Abyad alaha xifdiyo si wanaagsan buu xaqa u cadeeyey walaalaha halgan.net alaha dhowro

    ws

  3. ahmed on said:

    masha alaah ilaahay ha barakeeyo sheekh abdirahman abyad.,

  4. Salman on said:

    Sheekha abyad Ilahay xanasanad haka siiyo Muxadaradkaga , Af iyo qalin iyo wixii la awoodo halagu radiyo sheeekha xasaan mad-hab anan ku aqoon buu la soo baxaye! Halgan.net kuma qori karo mahadnaqa aan idin hayo kalmado iska yare ee Ilahay ba ajar idinka siinaya insha Allah, taariikhdana waa idin xusi doontaa.

  5. khadar on said:

    جزاك الله وحفظك الله يا استاد عبدالرحمن ابيض محاضرة قيمة وضعت النقاط فوق الحروف النقد البنّا ليس عيبا ولكن العيب كل العيب التمادى على الباطل وانكارالحق لو كان النقد على هذا المنوال وايضاح الحق لمن كان فيه اشكال بدون مراوغة وبعيدا عن العنف والشتيمة لحركة على حساب اخرى لهو امر من الاهميّة بمكان
    وارجو الاخوة من الطرف الاخر عرض النقاط التى اشكل عليهم باسلوب راق تليق باداب العلم واهله
    وجزاكم الله خيرا جميعا

  6. Abuu Salamaan on said:

    assalaamu calaykum
    waxaan halkaan u mahad celinayaa Sh.Cabdiraxmaan Abyad sida faahfaahsan oo cilmiyeesan oo uu u soo bandhigay muxaadaradaan.
    allah ha ka abaal mariyo janadana haka waraabiyo

  7. sheeqa ilaahay khayr ha siiyo.
    qoraalka sheeqa cilmi badan aa ku jira ee ardaydu ha ka faaiidaysato.
    xassaan jawaab uma helaayo , hadaanu caytamayn.

  8. cali yare on said:

    maashaa allaah , ijmaacii xasaan sheegay cirkuu aaday.

    sh.abyad waxaan ku canaanayaa muxuu baadilkan uga aamusnaa maadaama oo xasaan ay isku da yihiin.

    halgan.net , abaalkiina lama gudi karo

  9. Ahmed Ali on said:

    Asalamu alaykum, Jazakallahu kheir

  10. haajir on said:

    shiiq abdiraxmaan qeyr alaha ku siiyo wax badan ayaan kaa fahmay shiiq xasaan ilaah hasoo hanuuniyo

  11. abubazz on said:

    sheekh abdiraxman abyad khayr ilaahay ha siiyo hana dhowro wuu cadeyay xaqa sheh xasan kali ahna ma aahane kuwo kale oo iyagon carabiga sixi aqoon xata culimada wax ka shegay waa ka difaacay waana ay dhib badan tahay in qof kasta oo wax aan qiimo lahayn ku qayliyay la dhaho waa la difaca nin mar kasta diyar u ah uun inuu been abuur sheego in aan la isku dalin aya aila quma sida kuwa wax qora ee labaxy baraaruga islaamka wayna ka fogyihin magacy wataan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.

Loolanka Madaxtinimada iyo Hantida Soomaaliya Sheekh Bashiir Ahmed Salaad.

Isniin

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Talada

Arbaca

Khamiis

Jimce

Sabti

Axad

Archives
July 2012
M T W T F S S
« Jun   Aug »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
For Immediate Release:Ambush in Haluqa.    June 27, 2012
Somali Links
Fatwa Online