Ogeysiis Sh Cali Maxamed Saalax oo dib u bilaabaya Tafsiirka quraanka Bisha Ramaadan

July 17, 2012 - Written by

Oslo: Waxaa la ogeysiinayaa Dhamaan walaalaha kheyrka jecal in Sheekh Dr. Cali Maxamed Saalax uu  dib u bilaabi doona hadii alle idmo Tafsiirka qu,aanka Bisha ramadaan waxaana darsiga uu si live ah uga bixi doonaa  Halganweb Tv station waxaana uu darsiga ka akhriyaa Sheekh Dr. Cali Maxamed Saalax Masjidka Tawfiiq ee magaalada Oslo ee dalka Norway.

Sheekh Cali Maxamed Saalax ayaa duruus kala duwan ka bixiya Masjidka Tawfiiq  darsiga Tafsiirka waxaa uu akhrin doonaa sheekh Cali 17:20 Uk waxaa Tafsiirka sanadkaan laga bilaabi doonaa hadii alle idmo Suuratul Kahfi  waana la dhameyn doonaa ilaa suuratu Al-Naas ee halaga faa,idysto.

A/Cawale
Halgan.net

1 Comment so far

Leave a comment

  1. Asalaamo calaykum..

    ikhwaani timeka uu bilaabanayo casharku ee UK inoo sheega… Jazaakumu laahu khayraa

Leave a comment

*