Puntlland oo sheegtay in howlgalada ka socda Gaalkacyo ay ku qabteen ilaa 53 qof

July 31, 2012 - Written by

Gaalkacyo:-Warsaxaafeed ka soo baxay wasaarada amniga dowllada Puntlland  oo saxaafada loo qaybiyey maanta ayaa waxaa lagu sheegay in ciidanka amaanka ee Puntlland ay xabsiga u taxaabeen ilaa 53 qof oo ay ku eedeeyeen in ay ka mid yihiin kooxah burcad badeedka iyo ururka Al-shabaab.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in dadkaan lagu soo qaybtay howl gal ay ciidanka dowllada Puntlland ay ka sameeyeen xaafadaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug , warsaxaafadeedka ayaa waxaa kale oo lagu xusay in 6 qof oo ka mid ah dadka la qabtay lagu eedeeyey in ay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab.

Ciidanka amniga ee magaalada Gaalakcyo oo ay xoojinayaa ciidamo ka yimid magaalada Garoowe maalmo ka horna soo gaaray magaalada ayaa waxaa ay ka wadaan howl galo lagu raadinayo cidii ka danbaysay dil magaalada loogu geytay allaha u naxariistee  Nabadoon Col. C/llaahi Maxamed Xassan Faray  oo xalay lagu dilay Gaalkacyo.

Halkaan ka eeg Warsaxaafeedka ka soo baxay Wasaarada amniga Puntlland

M_M_Deeq
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
July 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online