Ra’iisul wasaaraha DFKM Gaas iyo Ergeyga QM Mahiga oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka.

July 23, 2012 - Written by

Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha DFKM Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada, Ergayga QM Dr. Augstina Mahiga, iyo xubno ka socday Beesha Caalamka ayaa maanta kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka, kulankaas oo ku saabsanaa sidii loo dadajin lahaa liiska Ergada Ansixinta Dastuurka si loo dhamaystiro diwaan galaintooda. Ugu horayntii Ergayga QM Dr. Augustina Mahiga oo goobta hadal ka jeediyey ayaa sheegay in loo baahanyahay dhamaystirka diwaan galinta Ergada, lana dedejiyo soo xulida Xubnaha ma talaya Baarlamaanka Soomaaliya.

“Waxaana idinka codsaneynaa inaad baarlamaanka cusub ku soo xushaan sida ku cad Dastuurka, Waa inaad soo xushaan Baarlamaan tayo leh, kana bixin kara dhibka ku habsaday Soomaaliya 21 sano isla markaasna waxaa tihiin kuwii maanta ka saari lahaa dhibaatadaas, Waxaa tihii Odayaashii Soomaaliyeed, waxaad mataleysaan dhamaan Shacabka Soomaaliyeed, marka waxaa la idin ka sugayaa inaad soo xushaan Baarlamaan tayo leh, Waxaad soo jeediseen codsi ku saabsan in Baarlamaanka laga dhigo 275 xubnood, hadii aynu nahay Beesha caalamka iyo dowladda KMG ah waxaan isla qaadanay in la tixgaliyo codsigiina lagana dhigo 275 xildhibaan” ayuu Yiri Mahiga.

Dhanka kale waxaan idinka doonaynaa inaad soo dedejisaan Xubnaha Baarlamaanka si 2, August loo helo Liiska Xubnaha Baarlamaanka cusub si loo guda galo doorashadii Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa, Waxaan kale oo idinka codsanayaa inaad tixgelisaan 30%-ka ay ku leeyihiin Haweenka Soomaaliyeed xildhibaanada, waayo waxaan ognahay in dhibaatadii ka dhacday Soomaaliya ay saamaynta ugu badan ku yeelatatay Haweenka iyo Caruurta.

Sidoo kale waxaa ka hadlay goobta Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane: Maxamed Nuur Tarsan wuxuuna ugu horayn ku booriyey Odayaasha Dhaqanka iney soo xulaan Baarlamaan aqoon iyo waayo aragnimo leh si loo soo doorto madax wanaagsan kuwaas oo ka saari kara shacabka Soomaaliyeed dhibatada ku habsatay, Hadii aad soo dooran weydaan dad aqoon iyo wadaniyad leh waxaad ogaataan in mustaqbalka Soomaaliya loo eersan doonaa Odayaasha Dhaqanka ee halkaan fadhiya.

Ugu danbayntii Ra’iisul wasaaraha iyo xubnaha golahiisa wasiirada ayaa booqasho waxay ku tageen Iskool Boliisiya oo ah goobta loo asteeyey inuu ka dhaco shirka Ansixnta Dastuurka, waxaana kulamo la yeeshay qaban qaabiyayaasha shirka kuwaas oo u sheegay Ra’iisul wasaaraha in dhamaan agabkii loo baahnaa la soo dhamaystiray shirkuna uu furmi doono 25 bishaan, waxaana ra’iisul wasaaruhu ku soo wareegay dhamaan qaybaha uu ka kooban yahay Iskool Boliisiya isagoo uga mahadceliyey qaban qaabiyaasha howsha culus oo ay ku soo dhamaystireen mudadii yar kooban.
Diraac Salaad Fagaase
Communication Director, office of the PM
Mobile: +252-616084650
Mogadishu, Somalia

2 Comments so far

Leave a comment

  1. ku wii 21 labatanka sano wadan rogay ayaa intii mel laysugu kenay waxaa layari wadan dhibatada kasara, dhibato aan odayashan ahayn ba wadanka mahaysato, mahiga iyo inta cadawgaana iyaga ayey u yerteen sidii dhibato loogu sii jiro maxa yelay way ogyihin ku waan inaysan xal keen ahayn ee ay tahay jug jug meshada jog.

  2. assalaamu cww bacda salaam ninkii diida jidka saxa ee toosan ee allaah gaarsiinaya, liibaan aduun iyo aakhirada soo socotaba.
    waxaa loo fududeyn waxa uu doortey oo ah colaad iyo abaar.
    waxa odayaal leysu keenay ma maqasheen beel soomaaliyeed oo leh
    waxaan geysaney iyo wixii naloo geytey waan cafiney ee ha nala cafiyo

    si malao soomaali loo gaaro arin aad iyo aad looga xumaado
    allow towfiiqda na waafaji

Leave a comment

Loolanka Madaxtinimada iyo Hantida Soomaaliya Sheekh Bashiir Ahmed Salaad.

Isniin

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Talada

Arbaca

Khamiis

Jimce

Sabti

Axad

Archives
July 2012
M T W T F S S
« Jun   Aug »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
For Immediate Release:Ambush in Haluqa.    June 27, 2012
Somali Links
Fatwa Online