Ra’iisul wasaare ku xigeenka Turkiga Bakir Buzdag oo soo gaaray Muqdisho (Masawiro)

July 17, 2012 - Written by

Muqdisho:-Ra’iisul wasaare ku xigeenkaTurkiga Bakir Buzdag ayaa  maanta soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana markii uu ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde uu  dhagax-dhigay raadeer cusub oo laga dhisayo garoonka diyaaradaha  Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Wafdiga uu hoggaaminayo Rasulwasaaraha  dalka Turkiga  Bakir Buzdag ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliya madaxa hay’adda horumarinta caalamka ee dalka Turkiga oo loo soo gaabiyo (TIKA, )kuwaas oo mashaariic kala duwan ka wada magaalada Muqdisho.

no images were found

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Bakir Buzdag ayaa ugu baaqay wadamada kale in ay ku daydaan wadanka Turkiya ayna caawiyaan shacabka Soomaaliyeed wuxuuna yiri “Dalalka kale ee doonaya inay caawiyaan Soomaaliya waa inay ku daydaan  dalka Turkigu,”

Wafidiga Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Bakir Buzdag  ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey garoonka Aden Cadde waxaana soo dhaweeyey madax ka tirsan DFKM oo uu horkacayo Raisulwasaaraha DFKM Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online