Raisulwasaaraha DFKM oo tacsi u diray Eheladii Dr.Maxamuud Cabdi Ibraahim Garweyne

July 16, 2012 - Written by

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XukuumadaDhinaca kale, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadu ayaa sheegay iney aad saaxiibo u ahaayeen Marxuun Maxamuud Cabdi Ibraahim Garweyne oo uu sheegay iney Xukuumadii hore ay iskala soo shaqeeyeen, oo ay safaro wada galeen.

Innaa Lillaahi Wa inaan ileyhi Raajicuun, Geeriduwaa xaq, noole walbana waxuu marayaa dhimasho.

Waxaana EEBBE uga baryayaa inuuJanadii Fardowsa ka waraabiyo, kitaabkiisana gacanta midig ka siiyo, dhammaan ummadda Soomaaliyeedna Samir iyo IIMAAN ka siiyo.-

DHAMAAD
Diraac Salaad Fagaase.
Communication Director,
office of the PM

Leave a comment

*

Archives
July 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online