Sh Daahir aw Cabdi oo wacdi qiimo leh ka jeediyey caawa masjidka Cumar Ibnu Khadhaab(Dhagayso)

July 26, 2012 - Written by

Qardho:-Sheekh Daahir Aw Cabdi oo ka mid ah Culumada ugu waaweyn dalka Soomaaliya halgan dheer na u soo galay fidinta dacwada ayaa caawa wacdi qiimo iyo qiiro leh ka jeediyey Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho ee xarun ta gobalka Karkaar.

Sheekh Daahir aw Cabdi Xafidahulaah ayaa waxaa ay ku saxuustaan dhalinyarada iyo ducaada Dacwada Masjidkii Ceel Hindi oo uu dacwada iyo kutubta ka akhrin jiray mudo aad u dheer waxaana in badan Sheekh Daaahir aw Cabdi loo xiray dacwada isaga oo dhib badan u soo maray dacwada .

Sheekh Daahir Aw cabdi ayaa caawa ka hadlay fadliga bisha ramadaan iyo sida ay qiimo u leedahay wuxuuna umada aad ugu booriyey in ay aad uga faa,ideystaan kana fogaadaan macaasida wuxuuna Sheekha shacabka soo camiray salaada taraawiixda xasuusiyey geerida iyo in qof walba la xisaabin doono marka la dhigo qabriga ,

Hoos Ka dhageyso wacdiga Sheekh Daahir Aw Cabdi xafidahulaah.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Ama Halkan Mp3

Ilaahay ha naga dhigo kuwa ka faa,ideysta Bisha ramadaan  aaaaaaaaaaaa,miin

A/Cawale
Halgan.net

8 Comments so far

Leave a comment

  1. fadlan noo soo gudbiya taraweehda masjidka iyo short muxaadaro between salah thank yó

  2. الله يحفظ الشيخ ويطيل عمره على طاعته ويحسن له الخاتمه ويجزيه عنا وعن الامة خيرا
    واشكر الاخوة القائمن على موقع هلغن المبارك

    أخوكم

  3. salama calykum waraxmatulaahi

    marka hore ilaahy walalaha kashaqayya halgan.net haka ajarsiiyo khayrkaa ay kashaqaynaayaa iyo adeeg khareedka ay ummadda u qabtaan
    tankale shiikha ilaahay haka ajarsiiyo kalimaatkaa wanaagsan runtiii culumadda isagoo kale ah way inakuyartay ee bulshoow aan ka faaiidaysano culumada ilaahow culumadda noo xifdi aaaaaaamiin

  4. Asalaamu calaykum w/w
    Dhamaan waxaan salaamayaa umda soomaaliyeed,ilaaahayna ha inaga dhigo kuwa naarta laga xoreeyay bishan brakaysan.waxaan sigaar ah usalaamayaa SHeekh Daahir aw cabdi oo kamid ah culimaada aan aadka ujecelahay waaxaana makhraati galinayaa bahda halgan in sheekh daahir iyo inta lamid ahba aan ilaahay daraaddii ujecelahay.ilaahayna waxaan kabarya hayaa in uu xifdiyo oo xumaan kadheereeyo dhamaan culumadaanada. AAMIIN. Rashid, USA.

  5. JAZAKA ALLAH KHEEYR

    WALAAL SHEEKHAN MUXADARADIISA MARKASTA NOO SOO GALIYE IMAANKA NOOGU KORDHAYEE THANKS

  6. masha’allah sh dahir aw cabdi, allah ha xafido, codkisa ma maqal asago kalimad jedinaya muddo 22 sano ah, lakin durbadiba waxa igu so dhacay halhayskiisii ( war bal jooge) iyo masjidki ceel hindi. waxan dib u milicsaday wadajirkii dhallinyarada ee xilligaas. waxana is waydiiyay mar kale ma horfarisan doonna sh daahir ayadoo saf qura la yahay…… ilahay ha xafido asaga iyo amthashisa. amiin

  7. ashaalaah culumada waawayn hadalkoodu saamayn ayay leedahay maantana culumadii waab lagaalaysiinayaa dhalinyaro dayar oon cilmiga culumo ulahayn marka culumada kafaaidaysta waa gabal siidhacayee

  8. as cal walaal waxan idinka codsanyaa inaad shiikha maxadirooyinkiisa nooso gelisaan waa hadalkooban oo xambarsan cilmi badan iyo wana qadasho

Leave a comment

Loolanka Madaxtinimada iyo Hantida Soomaaliya Sheekh Bashiir Ahmed Salaad.

Isniin

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Talada

Arbaca

Khamiis

Jimce

Sabti

Axad

Archives
July 2012
M T W T F S S
« Jun   Aug »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
For Immediate Release:Ambush in Haluqa.    June 27, 2012
Somali Links
Fatwa Online