Shirka golaha ansixinta dastuurka Cusub oo dib uga Furmay magaalada Muqdisho

July 28, 2012 - Written by

Muqdisho:-Shirka golaha ansixinta dastuurka cusub ee DFKM ayaa wuxaa uu ka socdaa magaalada Muqdisho ee xarunta  dugsiga tababarka  School Pulisia ee maagalada Muqdisho kaas oo dib u dhacay  uu ku yimid shalay ka dib markii uu qarax uu ka dhacay goob aan sidaa uga fogeyn xarunta uu shirka uu ka socdo .

Ergada ansixinta dastuurka cusub ee DFKM  ayaa maanta waxay ka doodeen qodobo ka mid ah dastuurka cusub kuwaas oo ay ku sheegeen in ay lid ku yihiin Shareecada Islaamka waxayna sheegeen in ay u gudbin doonaan qodobadaas inta aan la ansaxin Dastuurka cusub ee ay soo bandhigtay DFKM .

Shirka golaha ansixinta dastuurka Soomaaliya ayaa furmay 25-ka bisha July waxaana uu socon doonaa ilaa 9 bari wasiirka dastuurka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya  Cabdiraxmaan Xoosh jibriil ayaa sheegay in loo akhriyey Ergada Dastuurka wuxuuna xusay in Ergada loo qeybiyey gudiyo kala duwan kuwaas oo si gooni gooni ah uga doodi doona Dastuurka cusub .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online