Taariikhda iyo Tilmaamaha Khawaarijta Sheekh Maxamed Cabdi Umal Qeybtii 2aad (Video)

July 11, 2012 - Written by

Nairobi:-Waxaan walaalaha u soo gudbineynaa caawa muxaadaradii Labaad oo uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey masjidka abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi iyada oo maqal iyo muuqaal ah Sheekhu cinwaan uga dhigay  فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في طوائف المعاصرة

 

Hoos ka Dhageyso Muxaadaradii Labaad Ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal فكرالخوارج وصفاتهم واثرهم في طوائف المعاصرة

Halgan.net
Nairobi

3 Comments so far

Leave a comment

  1. Walaalaha Halgan fadlan soo bandhiga muxaadaradan qeybaheeda 2aad iyo 3aad.

    Shukran

  2. jzk khairan halgan, sida wanaagsan ay inoogu soo gudbiyeen muxadaaradaan qimmaha badan ee fitnada maanta taagan sifiican uga hadsashay. Mar labaad jzk khairan Ustaad sheikh Umal sida aad xaqa noogu cadaysay, sababtoo ah dad badan oo maanta culimo sheeganaaya ayaa muslimiin badan gaalaysiinaaya weliba si gardaro ah.

  3. A/C.Awalan walaalaha halgan waxaan lee yahay ilahay ha idinka abaalmariyo dadaalkiina.Walee lakala cilmi iyo Edeb Badan,akhlaada Qofka muslimka ah inuu dhowro aad ayay u fiican tahay. Ilaahay hanoo wada xifdiyo dhaman culumada oodhan.

Leave a comment

*