Taliye kuxigeenkii 2aad ee Booliska Puntland oo caawa lagu khaarajiyey Garoowe

July 2, 2012 - Written by

Garoowe:-Waxaa caawa lagu khaarajiyey magaalada Garoowe ee xarunta Puntland  Taliye kuxigeenkii 2aad ee Booliska Puntland oo lagu magaacbo Col. Cabdullaahi Saalax Maxamed Cali Bulay laguna naanaysi jiray Nadalo .Taliyaha ayaa waxaa lagu dilay agagaarka Hotel Bulshaale oo ku yaala inta u dhaxaysa Idaacadda SBC iyo Xarunta Shirkada Isgaarsiinta ee Golis waxaana dilka geystay koox aan afka soo duuban kuna hubaysan qoriga Ak-47 .

Ilaa haatan ma jiraan cid loo qabtay dilkaTaliye kuxigeenkii 2aad ee Booliska Puntland oo xilka la sheegay in uu wareegto uga qaaday maalmo ka hor madaxweyne ku xigeenka Puntland Jen Cabdisamed Cali Shire.

Dilalka qorsheysan ee lagu khaarajinayo waxgaradka iyo masuuliinta ka tirsan Puntland ayaan ilaa haatan jirin cid loo qabtay iyada oo dilalka ay yihiin kuwa wajiyo badan leh.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online