Guddoomiyihii Ganacsatada Suuq Bacaad Saciid Fiidow Rooble oo caawa la dilay
(August 14, 2012)
Muqdisho:-Wararka caawa naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa salaadii maqrib lagu dilay magaalada Muqdisho alaha u naxariistee Guddoomiyihii ganacsatada Suuq Bacaad Saciid Fiidow
Qowsaar wadaniyaa karoon qaarad kale jooge. Abwaan Cabdiraxmaan Shaacir (Dhageyso)
(August 14, 2012)
Minneapolis:-Waa Gabay uu hal abuurkiisu ku farayaraystay, kuna gadaaman suugaan sarbeeb  hub looga dhigay, maah maana galbin looga dhigay, qisooyina lagu qalabeeyey, gabaygaan wuxuu gacma gacmeeyey
Ra’iisul Wasaaraha DFS Dr Cabdiweli Gaas oo kulan la qaatay wafti ka socda Dalka Kenya
(August 14, 2012)
Muqdisho, Ra’iisul wasaaraha DFS Dr. Cabdiwei Maxamed Cali iyo xubno ka tirsan Golihiisa wasiirada ayaa maanta kulan la qaatay wafti uu hogaaminayo Xooghayaha Joogtada ah ee Wasaarada Arimaha Dibada
Diyaarado dagaal oo laga lahaa dalka Uganda oo burburkoodii laga hellay Dalka Kenya
(August 14, 2012)
Nairobi:-Waxaa maanta mar kale ay saraakiil ka tirsam ciidanka dalka Kenya ay saxaafada u sheegeen in la helay labo  diyaaradood oo la waayey maalintii Axad iyagoo diyaaradahaas dagaalka laga lahaa
Ciidamo gaaraya 600 oo ka tirsan DFKM oo tababar loogu soo xiray xerada Jazeera
(August 14, 2012)
Muqdisho:-Waxaa maanta  tababar loogu soo xiray xerada Jazeera ee magaalada Muqdisho ciidamo ka tirsan DFKM kuwaas oo gaaraya 600 askari waxayna  tababarka ku soo qaateen dalka Ugandha  waxaana x