Sh Maxamed Umal oo ka hadlay Dastuurka DFKM , Al-Shabaab iyo Marxaladda kala guurka (Dhageyso)
(August 15, 2012)
Sh Maxamed Umal, ayaa  ka hadlay Dastuurka Soomaaliya, Al-Shabaab iyo Marxaladda kala guurka ah. Sheekh Maxamed Cabdi Umal, oo wareysi gaar ah siiyey idaacadda voa-da, ayaa sheegay in Marxaladda dalk
Machadka Ibnu Cabaas ee ku yaal Deegaanka Kalabaydh oo Xaflada lagu qabtay.( Daawo Video)
(August 15, 2012)
Waxaa Magaalada Kalabaydh Xaflada Loogu sameeyay ardaydda wax ka barta Machadka ibunu Cabaas ee ku yaal Deegaanka kalabaydh ee G\sool Xafladaas ayaa waxa loo dhigay ardaydda wax ka barata Guud ahaan m
Ra’iisul wasaaraha DFKM Dr.Cabdiweli Gaas oo ka horjeestay go’aankii Madaxweyne Shariif ku magacaabay Degmooyin Cusub
(August 15, 2012)
Waxaa maanta Decreeto ka soo baxdey Xafiiska gaarka ah ee Ra'iisal wasaaraha DFS Dr. Cabdiweli Mohamed Cali Gaas lagu sheegay waxba kama jiraan wareegtooyin kale duwan oo ka soo baxay xafiiska Madaxwe
Madaxweynaha DFKM oo dib uga soo laabtay magaalada Muqdisho(Warsaxaafadeed)
(August 15, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu ka soo qeyb galay shirka waddamada Islaamka oo ka dhacay dalka boqortooyada Sacuudi
Haro oo Afurisay 1200 oo qof iyo Jaaliyada reer Boston oo Barakacayaasha ugu deeqay $15,000
(August 15, 2012)
Boston:-Hay’ada Haro waxaan ogeysiinaynaa Walaalaha Soomaaliyeed gaar ahaan Waqooyiga Maraykanka inay Zakaatul Fitrigooda kusoo dhakhsadaan si xili ku haboon dadkaas loo gaarsiiyo, Sidoo kale Imaamk
Abdulhakim Axmed Guled oo loo magacaabay Guddoomiyaha Hey’adda Maareeynta Masiibooyinka
(August 15, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ayaa waxuu u magaacabay Abdulhakim Ahmed Guuleed Guddoomiyaha Hey’adda Maareeynta Masiibooyinka Soomaaliyeed oo uu in mudo ahba ka ahaa Gud