Taariikh kooban Sheekh Maxamuud Sheekh Maxamed Cabdi Samed Shible (Akhriso)
(August 18, 2012)
Qaahira:-Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Taariikh kooban oo ku saabsan Sheekh Maxamuud Sh.Maxamed Cabdi Samed Shible oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ee looga yaqaan dalka Soomaaliya iyo East A
Ra’iisul wasaaraha DFS Prof Gaas oo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed
(August 18, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdi Weli Maxamed Cali ayaa caawa dhamaan muslimiinta Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed Hawada u marinaya hambalyo ku aadan farxada Ciidul Fitriga. Ra
Madaxweynaha Puntland Dr.C/raxmaan Faroole oo hambalyada ciida u diray shacabka Soomaaliyeed
(August 18, 2012)
Garoowe:-Madaxweynaha  Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Faroole ayaa hambalyo u direy caawa dhamaan shacabka reer Puntland iyo guud ahaan umada Soomaaliyeed hambalyadaas oo ku aadan Munaasaba
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed.
(August 18, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasadda Ciidul-Fitri-ga, isagoo dadka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay Alle ka baryaa
Maamulka Halgan.net oo Hambalyo u diraya dhamaan umada Soomaaliyeed
(August 18, 2012)
Muqdisho:-Maamulka  Halgan.net iyo dhamaan wariyaasheeda ayaa u diraya Hambalyo dhamaan umada Soomaaliyeed ee Muslinka Hambalyadaas oo ku aadan  munaasabadda Ciidul Fitriga waxaana alle uga baryeyna
Puntlland: howsha guddiga farsamada ee xulitaanka Baarlamaanka TSC waa in la tixgeliyaa
(August 18, 2012)
Garoowe:-War-saxaafadeed ka soo baxay Dawladda Puntland kuna qornaa Afka Ingriiska  ayaa waxaa ay ku sheegeen in ay Puntlland ay kaalin wax ka oolah ay ka geystay  Roadmapka iyo in ay dadaal weyn ay
Baarlamanka Cusub ee Somalia oo Isniinta Kulmaya
(August 18, 2012)
Muqdisho:-Xubanaha Cusub ee Baarlamanka Somalia ayaa lagu wadaa iney fadhigooda ugu horeeya yeeshaan 20ka bishan. Gudiga Farsamada ee Xulista baarlamanka ayaa sheegay in xubnaha barlamanka cusub ee So